2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Nuur, Sarkaal Soomaali Mareykan Ah Oo Lagu Maxkamadeynayo Dalka Mareykanka. Sarkaal ka tirsan Boliiska dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota kaasoo dilay haweeney aan hubeysneyn markii ay u soo dhawaatay ayaa isagoo qeylinaya rasaas ku furay haweeneyda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Hoggaaminaya Wafdiga Soomaaliya uga Qeyb-galaya Shirka Guddoonnada Baarlamaannada Adduunka. Wafdi heer sare ah oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka qayb galay shirka midowga Baarlamaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Socda Degmada Wanlaweyn Ee Sh/hoose Wararka naga soo gaaraya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhaxeeya maleeshiyaad la sheegay in qaab beeleed ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Soomaali Mareykan Ah Oo Maanta Lagu Maxkamadeyn Doono Dalka Mareykanka. Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka inay ka billaabato qeybtii koowaad ee maxkamad ka dhan ah Maxamuud Nuur oo ah askari ka tirsanaan jiray boliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhiriso: Ajendaha Shirka Goleyaasha Sharci-dejinta Ee Ka Socda Garoowe Waxaa magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka socdo shir u dhaxeeya goleyaasha sharci-dejinta ee dowladda dhexe iyo kuwa dowladaha xubnaha ka ah. Haddaba, Halkan Ka Akhriso, Ajendaha Looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doodda Maqaamka Muqdisho Ka Dhex Bilaabatey Golaha Wasiirrada XFS Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya oo isniintii shir ku yeeshay Muqdisho ayaa ka hadlay maqaamka magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiinta ka socday hay’adaha iyo wasaaradaha halbeegyada ku leh tubta siyaasadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni Oo Ka Hadlay Ujeedka Safarkiisa Imaaraadka Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta safarkiisa ugu horeeyey dibadda uga baxay dowlad goboleedka ayaa sheegay inuu Imaaraadka oo ah wajhadiisa uu kala soo hadli-doono xiriirka labada dhinac, xoolaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Waa Inay Dib U Eegtaa Xeeladaha Looga Hortago Weerarrada Argagixiso Si Wax Looga Qabto Xadgudubyada. Afar sano ka hor bishaan oo kale, dagaalyahanno hubeysan ayaa weeraray Jaamacadda Garissa iyagoo dilay 147 qof oo u badnaa arday. Wuxuu ahaa mid ka mid ah weerarradii ugu xumaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xisbiga Wadani Oo Eedeeyay Xukuumadda Biixi Xisbiga wadani ayaa sheegay in xukuumadda Muuse Biixi ay xad-gudub ku sameysay hoggaanka xisbigooda, islamarkaana ay bilowday qorshe fowdo looga abuuray Somaliland. Afhayeenka xisbigaasi, Barkhad Batuun oo la hadlay warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeybdiid “Haddii Aanu Dastuur Jirin Walaahowga Aan Ku Noolnahay Kama Baxayno” Guddiga dastuurka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in muhiim ay tahay qabyo tirka dastuurkan si looga baxyo caqabado badan oo hadda jira. Guddoomiyaha guddiga, Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa…