1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dibad-baxa Naafada Iyo Agoonta Ciidanka Qaar ka mid ah dadka naafada iyo agoonta ilmaha ciidanka ayaa banaanbax ka dhigaya albaabka hore ee madaxtooyada.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe: Dhowr Cisho Oo Shaqo Ayaa Xamar u Tagney, Guulbuu Ku Soo Dhammaadey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo oo xarun KMG u ah Jubbaland. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Ay Golaha Shacabka Ugu Yeereen Arrimaha Amniga Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sabtida yeelan doona kulan ku saabsan amniga, waxaana laga rabaa hey’adaha amniga iney faah-faahin ka bixiyaan siyaasadda amniga ee dalka. Xubnaha loo yeeray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Oo Noqonaya Ajendaha Golaha Shacabka Ee Sabtida Soo Socota Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta sheegay maalinta sabtida ee taariikhda ku beegan tahay 6-da April uu goluhu ka doodi-doonno arrinta amniga. Mudane Mursal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Mursal oo sheegay in dhameystirka Dastuurka uu muhiim u yahay si dalka loo gaarsiiyo doorasho qof iyo cod ah Ugu horeyn hadal jeedinta guddoomiyaha golaha shacabka ee JFS oo lagu bilaabay kulanka guud ee golaha shacabka ayaa hadalkiisa ku bilaabay Xaaladda amni ee dalka iyo dhibaatooyinka kooxaha Argagaxisada ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Joodax: Jidadka La Xirayo Waxaa Ay Dhibaato Ku Tahay Ganacsiga Xildhibaan Warsame Maxamed Xasan Joodax oo kamid ah guddiga ganacsiga ee golaha shacabka ayaa sheegay in laamaha amniga ayna ka fiirsan xiridda wadooyinka Muqdisho, taaas badalkeeda waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faa’iso Cabdi “Booliiska Wuxuu Iga Diiday Inaan Dumar Ahay” (Video) Waxaa aad loo hadal hayey saacadihii lasoo dhaafay gabar Soomaaliyeed oo ciidanka Booliiska u maleeyeen iney tahay rag soo xirtay dharka dumarka, islamarkaana la geeyey saldhigga Booliiska degmada Boondheere si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadnaan Cilmi Boqore Oo Ku Guuleystay Kursigii Aabihii Doorashada ka dhacday magaalada Muqdisho, oo aheyd buuxinta kursi ka bannaanaa golaha shacabka ayaa waxaa ku guuleystay Cadnaan Cismaan Cilmi Boqore oo ah wiilka uu dhalay xildhibaan horay loo dilay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xoogga Dalka oo la Wareegay Deegaanka Baladul Amiin Taliyaha Ururka 4-aad ee Danab Gaashaanle Cabdi raxmaan Sheekh Cumar (Jeeniqaar) ayaa Faahfaahin ka bixiyay Howlgalo Ciidanka Xoogga Dalka ay kula wareegeen Deegaanka Baladul Amiin iyo deegaano kale. “Howlgalada sidii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wasaaradaha Waxbarashada Heer Faderaal iyo Goboleed Kulankii Afraad ee ay yeesheen Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo, intii u dhaxeysay 30ka Maarso ilaa 1da Abriil 2019.…