2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Asluubta oo Dayactirya Goobihii Xanaada Agoonta Ciidanka Taliska ciidanka asluubta Soomaaliyeed ayaa dalbaday in agoonta ciidanka dib loogu dhiso goobo lagu xanaaneyn jiray ee Lafooole ee dowladdii kacaanku dhistay. Gaashaanle sare Cismaan Wrsame Rooti, oo ah madaxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajendaha Maanta Ee Kulanka Golaha Shacabka, Baarlamaanka Soomaaliya Golaha shacabka ee baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inuu yeesho kulankii ugu horeeyey ee kalfadhiga 5aad. Ajendaha ayaa lagu sheegay in warbixin laga dhageysanayo guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogahaya Guud Ee Qaramada Midoobay António Guterres Oo U Magacaabay George Conway Ku-Simaha Ergeyga Gaarka Ah Ee Xafiiska Hawlgalka UNka (UNSOM) Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay George Conway oo kasoo jeeda dalka Canada inuu noqdo ku-simaha ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee xafiiska Qaramada midoobay ee (UNSOM)…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiikh Yuusuf Ceynte Oo Dhaawacmay, Akhriso Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca Inta la xaqiijiey 11 qof ayaa ku dhimatay halka 16 kale ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay agagaarka Hotel Weheliye, waddada Maka Al-mukarama ee bartamaha Muqdisho. Dadka dhaawaca ah waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka: Waa in Sharciga Doorashada La Meel-mariyaa June. Mahad Salaad: Macquul Ma Aha Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa hey’adaha dowladda ee federaalka ah ugu baaqay iney meel mariyaan sharciga doorashooyinka June sanadkan, taasi oo u golol xaareysa iney doorasho dhacdo 2020-ka. Qaraar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Idiris: Axmed Madoobe Ma Mudneyn In Lagu Casuumo Villa Somalia (Dhageyso) Aqoonyahan Idiris Sheekh Xasan Faarax oo ku sugan dalka Finland ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ku degdegtay casumaadda ay Villa Somalia ugu sameysay madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Soomaali Ah Oo Dilay Labo Qof Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa magaalada Jarati waxa uu ku dilay Labo nin, deegaankaasina waxa uu ahaa midka isaga isaga laga soo doorto. Wararku waxay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Muddo Kordhin U Sameeyey Xafiiska Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya (UNSOM) QARAMADA MIDOOBAY- Golaha ammaanka ayaa meelmariyey qaraar dib loogu cusbooneysiinayo xafiiska Qarmada Midboobay ee Soomaaliya (UNSOM) illaa bisha March 31, 2020. Marka la eego qaraarka tirsigiisu yahay 2461, Xafiiska Qaramada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Faah-faahiyey Heerka uu Joogo Qabyo-tiro Dastuurka KMG ah Madaxweynaha Soomaaliya oo shalay ka hadlayey xafladda furitaanka kalfadhiga 5aad ee golaha shacabka ayaa sheegay in dowladdiisu ay diyaarisay dhammaan xulashooyinka Qodobada Dastuurka ee ay Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Kenya Oo Burburiyey Goobo Ay Leedahay Shirkadda Hormuud, Waa Gabboodfal Joogta Ah. Waxaa xalay la gubey xaruntii Shirkadda Hormuud Telecom ee Tuulada Jaldeys oo ka tirsan Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Ma jiro wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay duqeynta,…