1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Golaha Deegaanka Oo Dooranaya Guddoomiyahooda Iyo Ku Xigeenkiisa Waxaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta magaalada Gaalkacyo ee dhanka Puntland lagu qabto doorashada guddoomiyaha golaha deegaanka iyo sidoo kale ku xigeenka golahaasi. Guddiga arrintan u xilsaaran ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Maanta Saxiixaya Lahaanshiyaha Cadawga Israel Ee Golan Madaxweynaha Mareykanka Donald John Trump ayaa maanta saxiixaya lahaanshiyaha cadawga Israel ee buuraleyda Golan. Golan waa dhul ay leedahay Suuriya, waxaa ay cadawga qabsadeen dagaalkii June 5, 1967, waxaana lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare u Geystay Shaqaale Ka Tirsan Jaamacadda SIMAD Qarax ka dhashay waxyaabaha dhulka lagu aaso ayaa la sheegayaa in ay ku dhaawacmeen labo ka mid ah shaqaalaha Jaamacadda SIMAD. Qaraxa oo ka dhacay demagada Hodan, Muqdisho ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay Guddiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magacaabay Guddiga madaxa banaan Xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland. Guddigan ayaa ka kooban 7 Xubnood, waxaana Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jahawareer Ka jiro Siyaasadda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Kadib Markii Muqdisho Ka Hiillisay Dal Carbeed: Siyaasi Golaha xuquuqul insaanka ee Qaramada midoobey ayaa maalin ka hor isku raacay qaraar cambaareynaya heysashada Israel ee buuraha Golan, iyaga oo ku celiyey in dhulkaasi ay leedahay Suuriya, waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qaabka Loo Aasayo Marxuum Saqar, Wasiir Ku-xigeenkii W/shaqada iyo Shaqaalaha Waxaa saaka lagu wadaa in magaalada Muqdishu ay ka dhacdo duugta wasiir ku-xigeenka wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Saqar Ibraahim Cabdalla. Wasiirka ayaa ka mid ahaa dadkii shalay ku dhintay mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo u Yeertay Safiirka Soomaaliya ee Switzerland Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa u yeeray Safiirka Soomaaliya u fadhiya Switzerland Faadumo Cabdullaahi Maxamuud. Axmed Ciise Cawad Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa safiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax aad u xooggan loona adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa laga maqlay inta badan degmooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Ayeey Culimada Soomaaliyeed Uga Qeyb Qaadan Karaan Dib u Heshiisiinta? Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa dood ku saabsan sida ay culimada Soomaaliyeed uga qeyb qaadan karaan dib u heshiisiinta dalka. Waxaa dooddan ka qeybgalaya Sheekh Cabdi Xayi, Sheekh Bashiir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Indha Qarshe “Askariga Aan Damiirka Lahayn Kuma Harayo Ciidanka Xoogga Dalka” Generaal Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe, taiyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda ay go’aan ku gaartay dib u habeynta iyo dayeenta ciidanka xoogga, islamarkaana aan la aqbali…