1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Xireysa Xerada Qaxootiga Ee Dhadhaab, August Sanadkan Dowladda Kenya ayaa qorsheyneysa iney xirto xerada qaxootiga ee Dhadhaab bisha August ee sanadkan. Waa xero qaxooti midda ugu weyn caalamka, waxaana ku jira in ka badan 230,000 oo ah…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Xisbiyo Qaran Oo Walaac Ka Muujiyey Xaaladda Amni Ee Soomaaliya Qaar ka mid ah xisabiyada qaran ee Soomaaliya gaar ahaan xisbiyada kala ah: HIMILO QARAN, Ilays, UPD iyo Wadajir, ayaa qoraal wadajir ah kasoo saaray xaaladda amni ee Muqdisho iyo ciidamada gadooday.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad isugu jiro Ciidan iyo Maleeshiyo oo la xukumay. Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa kuwada xukuntay min (8)-Sideed sano oo xabsi ciidan ah Maxamed Cali Cabdi Cali, Maxamed Cismaan Camaleey, Cabdifitaax Cali Cabdullaahi, Axmed Cabdi Rooble …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiga C/rashiid Gaas: Axmed Madoobe Mar Kale Inuu Soo Noqduu Rabaa Siyaasi C/rashiid Macallin Gaas oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda Jubbaland ayaa sheegay in aanay rajo wanaagsan ka qabin doorasho xalaal ah oo ka dhacda magaalada Kismaayo. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya Oo Sheegtay In Golan Tahay Dhul Ay Leedahay Suuriya Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay caddaynaysaa mowqifkeeda sugan oo ah in dhulka buuralayda Golan uu yahay dhul Suuriya ay leedahay oo Israa’iil ay xoog iyo sharci darro ku heysato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Xireysa Xerada Qaxootiga Dhadhaab Dowladda Kenya ayaa sheegtay in gabi ahaanba ay dhowaan xireyso xerada qaxootiga Dhadhaab oo ah midda ugu weyn ee xeryaha qaxooti caalamka, waxaana ku nool kumanaan qof oo u badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho Hal qof ayaa ku dhintay halka labo kale ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo ka dhacay isgoyska Taleex, agagaarka KM4 ee magaalada Muqdisho. Darawalka gaari Noah ayaa halkaasi ku dhintay,…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Guul-darradiisa iyo Ka Adkaashiyo La’aanta Al-shabaab Dusha Ka Saaray Xoogga Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo shalay oo isniin aheyd kormeel ku tagay dugsiga Janaraal Goordon iyo taliska guud ayaa khudbad uu halkaasi ka jeediyey isaga fogeeyey guul-darradiisa amniga, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Trump Oo Saxiixay lahaanshiyaha Cadowga Israel Ee Golan Madaxweynaha Mareykanka Donald John Trump ayaa shalay oo isniin aheyd waxaa uu saxiixay lahaanshiyaha cadawga Israel ee buuraleyda Golan. Waxaa agtiisa taagnaa ra’iusl wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu. Trump oo hadlay saxiixa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Waxaa soconeysa diyaarinta soo dhoweynta madaxweyne Axmed Madoobe, iyadoo…