1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Duqa Muqdisho Oo Ka Hadlay Maqaamka Caasimadda Iyo Arrimaha Ammaanka Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho. C/raxmaan Cismaan Yariisow oo maanta ka qeybgalay munaasabad lagu furayey Kalfadhiga Shanaad ee golaha aqalka sare ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah. Injineer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Xaliimo Yarey “Siyaasiyiin Baa Igu Yiri Doorasho Ma Dhici Karto” (Dhageyso) Guddoomiyaha guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa sheegtay in ay jiraan siyaasiyiin aaminsan in dalka aanay doorasho ka dhici karin. Waxa ay sheegtay in ka guddi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: 35 Qof Oo Ku Sumoobay Boorash Ay Cabeen, Magaalada Muqdisho Dad u badan haween iyo carruur ayaa ku sumoobay Boorash ay cabeen kuwaasi oo lagu kariyey xarumo ku yaalla degmooyinka Waaberi iyo Kaxda ee magaalada Muqdisho. Waxaa la xaqiijiyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare Oo Maanta Furmaya. Kalfadhiga 5aad ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta ka furmaya xaruntooda magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu furo kalfadhigan, isaga oo todobaadkii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho: Waxaa Bilowday Howlgalo Lagu Sugayo Amniga Caasimadda Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan (Injineer Yariisow) oo sabtidii shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shirar maalmahan ay kula jireen Madaxda Qaranka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kasoo Baxay Shirkii Degdegga Ahaa Ee Wasiirada DFS Ka Yeesheen Amniga Muqdisho? Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa Guddoomiyay shir golaha wasiirradu ka yeesheen amniga dalka, gaar ahaan sugidda amniga Muqdisho. Goloha wasiirrada ayaa shirka aad ugu falanqeeyay xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Xarun Ganacsi Oo Ku Taalla Degmada Guriceel Dab geystay khasaare hantiyadeed ayaa saakay waxa uu ka kacay kaalin shidaal oo ku taala degmadaasi, sidoo kalena wuxuu ku faafay dabkan xarumo kale ganacsi oo halkaasi ku yaalla. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaddel lagu sameeyay qaab dhismeedka Hogaanka Ciidanka Xoogga Dalka Isbaddelkaan oo lagu sameeyay qeybo ka mid ah hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa loogu talo galay dar dar-gelinta Howlaha Ciidanka Xoogga Dalka, waxaana Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Xildhibaanno Guddoomiye Mursal u Gudbiyey Mooshin Deg-deg Ah Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ayaa maanta guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ka codsaday Mooshin deg-deg ah oo ahaa in ajendaha kulanka golaha lagu daro xaaladda ammaanka dalka. Xildhibaannada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulankii Golaha Shacabka Oo Baaqdey Waxaa baaqdey kulankii maanta ee golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya kadib markii uu kooramka buuxsami waayey. 116 xildhibaan ayaa timid, taasi oo ka dhageysa in tirada ay…