1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Heshiis Kala Saxiixday Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Axmed Ciise Cawad, ayaa shalay Istanbul kula saxiixday heshiis dhiggiisa Turkiga Mudane Mevlüt Çavuşoğlu. Heshiiskan ay kala saxiixdeen Soomaliya iyo Turkiga ayaa ku saabsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayey Awooddaha Heerarka Dowladda Oo La Soo Gabagabeeyay Shirkaan oo sadaxdii maalin ee la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho waxaa soo qaban qaabisay wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Dowladda Soomaaliya waxa diirada lagu saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan looga hadlayay doorka dhallinyarada ee kaga aaddan dib-u-eegista dastuurka oo Muqdisho lagu qabtay Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay aqoon is weydaarsi ku saabsan sida dhallinyaradu ay uga qayb qaadan karaan geedi socodka dib-u-eegista dastuurka, waxana soo qaban qabanqaabiyay Xarunta Ifiye oo gaashaneysa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Falanqeyn Ku Saabsan Mushaar La’aanta Ay Ka Cabanayaan Qaar Ka Mid Ah Ciidanka DFS Waxaa soo badanaya askarta ka tirsan xoogga dalka ee ka cabanaya mushaar la’aan muddo Afar bil ah. Ciidanka ka howlagala gobollada Sh/hoose iyo Sh/dhexe ayaa waxay sheegeen ineysan mushaar iyo…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ridday Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saaka Xukun Dil ku riday Canshuur Cismaan Abuukar Cumar (Asad) 23jir ah iyo Max’ed Cali Boorow Aadan (C/xakiin) oo 25 jir ah, Kuwaas oo ka tirsanaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Mas’uuliyiin loo xiray Musuq-maasuq Ciidamada booliska Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabey laba mas’uul oo ka tirsanaa wasaaradda warfaafinta Somaliland. Labadan masu’uul ayaa kala ah, agaasimihii wasaaradda warfaafinta Dr. Cismaan Xuseen Warsame iyo agaasimihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS: Doorashada Galmudug Waxay Dhacaysaa Waqtigii Loogu Talagalay Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay mowqifkeeda ku aaddan doorashooyinka Galmudug. Cabdi Maxamed Sabriye, wasiirka wasaaraddan oo la hadlay Idaacadda VOA-da ayaa sheegay in doorashadaasi ku dhici…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Xilligan Keenay Xiriirka Cusub Ee Somaliland Iyo Eritrea? Wefti uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda dalka Eriteriya Cismaan Saalax Maxamed, ayaa isniintii shalay soo gaadhey magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Weftiga ayaa ku sugnaan doona Somaliland muddo saddex maalmood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaal Beeleed Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeya beello walaalo ah ayaa shalay waxa uu dib uga bilowday deegaanka Buurdheere oo hoostaga degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha Dhexe. Dagaalkan oo aad u xooganaa ayaa sababay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo La Wareegay Deegaanka Dhanaane, Sh/hoose Xarakada Al-shabaab ayaa dib ula wareegay deegaanka Dhanaane ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo shalay isaga baxeen askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka. Wararku waxay sheegayaan in Al-shabaab ay degeen…