1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Hadal Jeedinta Madaxweyne Geelle Ee BFS Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka hor jeediyey Labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Waxa uu muhiimadda ku saaray ka hadalka arrimaha midnimada, ka shaqeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Farmaajo Iyo Geelle Oo Xarigga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Safaaradda Jabuuti Madaxweynayaasha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ay xariga uga jaray dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti ee Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Samatar Iyo Cigaal Oo Sanado Badan Kadib Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho yimid Fanaaniinta caanka ah ee Xasan Aadan Samatar iyo Axmed Cali Cigaal oo muddo dalka ugu dambeysay. Cigaal oo warbaahinta la hadlay wuxuu sheegay inuu aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Geelle Oo Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow kasoo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Waxaa safarka ku wehlinaya madaxweyne Geelle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqsigii Ka Dambeeyey Toogashadii Ka Dhacday New Zealand Oo Maxkamad Kasoo Muuqday Maxkamad ku taalla New Zealand ayaa waxaa kasoo muuqday Brenton Tarrant, oo 28 jir ah una dhashay Australia kaasi oo Jimcihii toogasho ku dilay 49 qof oo muslim ah kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Ingiriiska Oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirkooda Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Muqdisho Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Benjamin James Fender. Mudane Danjire…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Tabashadii Jubbaland Ee DFS Oo La Xalliyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre,ayaa sheegay in Safarkiisi Kismaayo uu ku soo dhamaaday guul iyo Miro dhal ku salaysan isfaham iyo in si dhab ah Dowladda Federaalka iyo Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Muqdisho Warar goor dhow nasoo gaaray ayaa waxay sheegayaan in qarax lagu xiray gaari uu ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Shaqaalaha, wadada makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Gaari nooca loo yaqaan SURF…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laftagareen “Waxaa Socda Qorshe Al-shabaab Looga Xoreynayo K/galbeed” Madaxweynaha dowlad goboleedka K/galbeed C/casiis Laftagareen ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay wadaan qorsheyaal amni oo deegaannada maamulkaasi looga saarayo Al-shabaab. Wuxuu sheegay in Al-shabaab haddii aan la iska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Walaac Laga Muujiyey Ammaanka Deegaannada Hirshabelle Siyaasiyiinta ku dhaqan deegaannada maamulka Hirshabelle ayaa walaac ka muujiyey ammaanka guud ee deegaannadaasi. C/raxmaan Xuseen oo ka mid ah siyaasiyiintan ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog wuxuu sheegay in aan…