1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay qaar kamid ah Safiirada midawga Yurub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxtooyada kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tina Intelman iyo qaar ka mid ah Danjireyaasha dalalka Midowga Yurub u jooga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada ammaanka oo soo qabtay kooxo burcad ah Ciidamada booliiska gobalka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay rag dhac ka gaysanayay qaar kamid ah xaafada degmada Yaaqshid ee gobalka Banaadir kadib hawlgal ay ciidamada sameeyeen. Kooxdaan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Warbaahinta Dowladaha Carabta oo cafiyay deyntii ay ku lahaayeen Soomaaliya Cabdulraxiim Suleymaan oo ah Agaasimaha Midowga Warbaahinta Dowladaha Carabta, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka cafiyeen deemihii dhanka warbaahinta ay ku lahaayeen. deyn cafintaan ayaa timid kadib shirkii 42-aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo magacaawday guddiga wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa magacabay xubnaha guddi ka shaqeeyo wadaxaajoodka Faderaalka iyo Puntland. Deni ayaa sheegay in xubnaha guddigaan oo ka kooban 13 xubnood iyo 9…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka oo deeq gaarsiisay dad Barakacayaal ah Hay’adda maaraynta masiibooyenka Soomaaliyeed ee SODMa ayaa gaarsiisay kaamamka barakacayaasha Ramaas , damalay , baryo samo ee Dagmada dayniile deeq raashin ah oo isugu jirta bariis , bur ,baasto ,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo shaaciyay 10- qof oo lagu daray liiska argagixisada Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay magacyada xubnaha ururka alshabaab u qaabilsan arrimaha dhaqaalaha, kuwaas oo uu Maraykanku xogtooda helay. Xubnaha la shaaciyay ayay sheegeen Waaxda maaliyadda dowladda Maraykanka in ay yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wasiirrada Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Waxa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho shir ay isagu yimaadeen Wasiirrada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shirkaan oo muddo saddex maalin ah u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Baydhabo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in uu gaaro magaalada Baydhabo ee xarunta kumeeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Xasan Sheekh ayaa kamid ah madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Darawalka Mas’uul dowladeed oo u goystay Al-shabaab, Dhacdo Kale Wararka naga soo gaarayo magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa sheegaya in mid kamid ah darawalada Wasiir ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Axmed Madoobe uu la goystay gaari ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari dilay Qof Shacab ah oo gacanta lagu dhigay Ciidamada dowladda ayaa war ka soo saaray dil askari ka tirsan ciidamada ilaalada deegaanka uu u gaystay nin shacab ah, kaas oo ku sugnaa degmada Xamarweyne ee gobalka Banaadir. Gaashaanle…