1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaban qaabada shirka golaha wadatashiga qaran oo Muqdisho ka socda Magaalada Muqdisho waxaa ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee shirka golaha wadatashiga qaran, kaas oo la filayo in waqtiyada soo socdo uu ka furmo caasimadda. Madaxweynayaasha dowlad gobaleedyada dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Mayoow oo iscasilay Wasiirkii Warfaafinta dowlad gobaleedka Koonfur-galbeed Ilyaas Cali Nuur, ayaa shaaciyay in uu iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka hayay maamulkaas. Wasiir ilyaas oo ku magac dheer Walaal Mayoow ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Wariye Laba sano xirnaa oo la siidaayay Wararka naga soo gaarayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ahaa sheegaya in goordhaw xabsiga laga sii daayay Wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon. Wariyaha ayaa laba sano ka hor la xiray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay dalka yimaadeen ciidamo tababar ugu manaa Eretria Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in maanta oo Arbaco ah ay magaalada Muqdisho soo gaareen qaybtii ugu horeysay ee ciidamo tababar ugu maqnaa dalka Ereteriya. Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Cabduqadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah-faahinno ka soo baxayo Dad shacab ah oo lagu dilay Dowlad Deegaanka Wararka naga soo gaarayo dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in ciidamada Liyuu boolis rasaas ay fureen ay u dhinteen dad shacab ah. Dhacdadaan ayaa ka dhacday degmada Shilaabo ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cali Guudlaawe oo La Kulmay Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinla Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaran Maxamuud Macalin Cabdulle oo uu wehliyo Kaaliyaha Guddoomiyaha, oo ku sugan deegaannada Hirshabeelle.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Putin oo ku goodiyay in uu sii adkeenayo xaaladda Aagagga Dagaalka Ukraine Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in xaaladda afar goobood oo Ukraine ka tirsan ay tahay “mid aad u adag” maadaama uu amar ku siiyay Adeegga Amniga Federaalka (FSB) inay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Congress-ka Maraykanka oo dalbaday in Dacwad lagu soo oogo Madaxweynihii hore ee Maraykanka Trump Guddiga Aqalka Wakiilada Mareykanka ee baaraya weerarkii 6-dii Janaayo, 2021, ee lagu qaaday Capitol Hill, ayaa weydiistay dacwad oogayaasha federaalka inay ku soo oogaan Donald Trump afar dambi, oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in ay gacanta ku soo dhigtay Xubna ka tirsan Al-shabaab Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku soo dhigtay saraakiil ka tirsan ururka alshabaab, halka kuwa kalena ay isku soo dhiibeen ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka. War ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasime Mahad Salaad oo gaaray Dooloow Gedo Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad, ayaa gaaray magaalada Dooloow ee gobalka Gedo. Mahad Salaad ayaa kulama la qaadan doono qaar kamid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda…