1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirkii hore Amniga Jubbaland oo abaabul ciidan ka bilaabay Gobalka Gedo Wasiirkii hore ee amniga dowlad gobaleedka Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa ka bilaabay deegaannada gobalka Gedo abaabul ciidan oo ka dhan ah ururka alshabaab. Janan ayaa sheegay in ay gobalka u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bank-ka Adduunka oo Soomaaliya ugu deeqay $70 Milyan oo dolar Bangiga adduunka ayaa meel mariyay $70 milyan oo loogu deeqayo Soomaaliya si wax looga qabto adeegyada Bulshada aas aasiga u ah. Lacagtaan ayaa loogu talagalay wax ka qabashada Biyaha, Beeraha,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka oo deeq raashin ah gaarsiisay Qoysas danyar ah Hay’adda maaraynta masiibooyinka Qaranka ee SODMA ayaa deeq raashin ah gaarsiisay Deegaanka Lambar Konton – Km 50 ee gobalka shabeellada hoose . Deeqdaan gargaarka ayaa waxaa loogu qeeybiyay 500 Qoys…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa kuma waayeelka sida lama filaanka ah Elon Musk ugala baxay booska Shaqsiga ugu Hodansan adduunka? Bernard Arnault, oo ah guddoomiyaha shirkadda weyn ee alaabada raaxada ee Faransiiska LVMH (LVMHF), ayaa hadda noqday Yurubiyaankii ugu horreeyay ee ka soo muuqda liiska koobaad ee Bloomberg oo shakbakad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay wasiirada Difaaca iyo Arrimaha Dibadda Maraykanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay xoghayayaasha Difaaca iyo Dibadda ee dowladda Maraykanka. Xasan Sheekh oo Maraykanka u jooga ka qaybgalka shirka Mareykanka iyo Madaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka RW Xamsa: Waxa aan aragnaa Bulshada Qatar oo ku faraxsan maalinta Qarannimada Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa shacabka iyo dowladda Qatar ugu hambalyeeyay munaasibadda maalinta ‘Qaranimada Qatar’. Xamsa ayaa sheegay in dowladda Qatar ay saaxiib dhaw la tahay Soomaaliya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Qatar oo Ballan Qaad u Sameysay Soomaaliya Dowladda Qatar ayaa balan qaadday in ay di dhab ah u xoojineyso xiriirkeeda dhinacyada kala duwan leh ee ay la leedahay Soomaaliya. Danjiraha dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Cabdalla Bin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddomiye Adan Madoobe oo la kulmay laamaha Ammaanka Xudur Guddoomuyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay laammaha ammaanka magaalada Xudur. Kulankan ayaa waxaa goobjoog ahaa saraakiisha ciidanka xoogga qeybta 60-aad guutada 9-aad ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Maraykanka, Akhriso Ujeedka Safarkiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka. Socdaalka madaxweynaha ayaa salka ku haayo ka qaybgalka shirka madaxda Afrika iyo Maraykanka oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka RW Xamsa: Lama la aqbali karo in hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed in ay u dhintaan daryeel la’aan caafimaad Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in ay waalidiinta Soomaaliyeed iyo carruurtooda ay waayaan daryeel caafimaad xilligaan. Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qayb…