1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin ka tirsan DF oo gaaray Gobalka Hiiraan Wasiirka arrimha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda federaalka Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Buulo burte ee gobalka Hiiraan. Mudane Wasiir Fiqi, waxaa safarka ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Halkee salka ku hayaa fashilka soo wajahaya diyaarada Ethiopia Airlines Diyaarada Ethiopian Airlines (EA) ee duulimaadkeedu uu yahay ET-3717, ayaa waxaa xayirad dhanka cirka ah ku sameeyay diyaaradaha dagaalka ee dalka Greece, kadib markii ay diyaaradda lumisay xiriirkii ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Dabeylo Wato Asbuucaan Laga Saadaaliyay Soomaaliya iyo Digniino Hey’adda Maareynta Musiibooyinka dowladda federalka Soomaaliya ayaa markale soo saartay digniinaha ku aadan Roobab xoogan oo asbuucan soo aadan la filayo in ay ka da’aan gobollada dalka ee qaarkood, gobollada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamsa iyo Guddoomiye Madoobe oo Kulamo Sagootin ah la qaatay Safiirka Qatar Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan shaco sharaf iyo sagootin ah la qaatay safiirka dalka Qatar u fadhiyay dalkeenna. Xamsa Cabdi Barre, ayaa kaga mahad celiyay safiirka shaqadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah la qaatay James Swan Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mudane James Swan oo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal beeleed maalintii labaad ka socda deegaanno hoostaga goblka Shabeellaha Hoose Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dagaal beeleed maalintii labaad ka socda qaar kamid ah deegaannada hoostaga degmada Walanweyn ee gobalka Shabeellaha Hoose. Dagaalkaan ayaa salka ku hayo dhulbeereed ku yaalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deni oo maanta furayo 51-aad ee golaha wakiilada Puntland Madaxeynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa maanta lagu wadaa in uu furo fadhiga 51-aad ee baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland. Waxaa aad loo adkeeyay amaanka hoolka baarlamaanka iyo kan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ingriiska oo maanta Ra’iisulwasaare yeelanaya Dowladda Ingiriiska ayaa la filayaa in maanta oo Isniin ah ay yeelato ra’iisulwasaare Cusub kadib markii dhawaan ay iscasishay Liz Truss. Xoghayihii hore ee maaliyadda Ingiriiska Rishi Sunak & Penny…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Magacaawday Guddi ka Shaqeeya sidii loo Hawlgelin lahaa Diyaaradda Somali Airline Wasaaradda duulista iyo hawada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magacaawday guddi ka kooban 7 xubnood kuwaas oo ka tala bixiya sidii dib loogu hawlgelin lahaa diyaaradda Somali Airline. Guddigaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maaraynta Musoobooyinka oo ka digtay Roobab Daadad wata oo ka da’a gobalada Dalka Hay’adda maaraynta musiibooyinka ee dowladda Soomaaliya, ayaa ka digtay daadad ka dhasho roobab todobaadkaan ka da’o gobalada dhexe iyo waqooyiga Soomaaliya. Warbixin ay soo saartay hay’adda ayay ku sheegtay in…