1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Ka Faalo Qaaday Nolosha Ibraahim Muuse Cabdi Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu qaabilay isla markaana uu kafaalo qaaday noloshiisa Ibraahim Muuse Cabdi oo ah wiil dhallinyaro ah oo duufaannadii ku dhuftay degmada Lughaya ee gobolka Awdal ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Joojin Xil-ka Qaadista Agaasimeyaasha Guud Iyo Xoghayeyaasha Joogtada Ah Ee Wasaaradaha Iyo Hay’adaha Xukuumadda JFS Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaa asaas u ah ku dhaqanka Dastuurka, Sharuucda iyo xeerarka u yaalla Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa ayna ku shaqeyneysaa daah-furnaan , isla xisaabtan iyo dowlad-wanaag ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/ Waqooyi Oo Sheegtay In Ay Diyaar U Tahay Shirmadaxeedka Trump Kuuriyada waqooyi ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay wadahadalka shirmadaxeedka, ka dib markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu tuuray wadahadalkii lagu waday in uu la yeesho hoggaamiyaha Kuuriyada waqooyi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Xaaladda Deegaanka Tukaraq Oo Dagaallo Ay Ka Dhaceen Dagaallo u dhaxeeyey ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland ayaa saakay mar kale dib uga billowday deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, waxaana ka dhashay dagaalkan khasaare kala duwan. Wararkii ugu dambeeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Laascaanood Oo Soosaaray Amarro La Xiriira Amniga Laamaha amniga Laascaanood ayaa maanta soo saaray amarro la xiriira dhanka ammaanka oo ay ka mid yihiin in ciidanka ammaanka kuwa aan aheyn aysan hub ku dhaxqaadan Karin magaalada. Xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Eedeysanayasha Weerarkii Naasa Hablood 2 Oo Maxkamad La Horkeenay Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta qaaday dacwada rag lagu eedeeyay weerarkii lagu qaaday Hotel Naasa Hablood 2, raggan ayaa lagu sheegay Farxaan Maxammed Samatar, C/naasir Dhaqane…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland Oo Bilowday Olole Looga Hortagayo Fatahaadaha Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa bilaabay olole dadka looga wacyi-gelinayo sida looga hortago Fatahaadaha ka jira qaar ka mid ah deegaannada Jubbaland. Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Iyo Somaliland Oo Ka Hadlay Dagaal Saaka Ka Dhacay Tukaraq ee Gobolka Sool Dagaal xoogan oo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa saaka ka bilowday deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Ugu Horreyntii dowlad goboleedka Puntlnad ayaa war ka soo saartay dagaalka, qoraal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaadir Oo Laga Hirgelinayo Qorshaha Midaynta iyo Daadejinta Sugidda Amniga Saacadihii la soo dhaafay waxaa Banaadir ka dhacay shir lagu daah-furay qorshaha midaynta iyo daadejinta sugidda amniga caasimadda iyada oo mas’uuliyadda qorshahan looga fadhiyo maamulka Gobalka Banaadir iyo guddoomiyayaasha degmooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: 31 Iskuul Ayay Duufaanta Sagar Dumisay Wararka ka imaanaya Somaliland ayaa sheegaya in duufaanta Sagar dumisay 31 Iskuul oo ku yaallay deegaannada Somaliland. Waxaa la tilmaamay in ay tahay markii koowaad oo khasaare intaas le’eg uu…