1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Sheegtay Iney Sii Deysay 14 Sano Jir Ay Ku Qabatay Dagaalkii Tukaraq Somaliland ayaa sheegtay iney hooyadiis ku wareejisay wiil 14 snao jir ah, kaasi oo ka mid ahaa ciidamada Puntland, islamarkaana lagu qabtay dagaalkii dhowaan ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo Madaxda Galmudug Ugu Baaqday Iney Yimaadaan Muqdisho Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday madaxda ugu sarreysa Galmudug in ay yimaadaan magaalada Muqdisho si looga wadahadlo khilaafka jira. Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Koowaad Ee Galmudug Oo Sheegay In Wadahadal Lagu Dhammeynayo Khilaafka Jira Wasiirka Koowaad ee maamulka Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir ayaa sheegay in wadahadal lagu dhammeyn doono khilaafka baahsan ee xilligan ka dhex jira maamulkaasi. Sheekh Shaakir ayaa sheegay iney diyaar u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Iska Kaashan Doona Amniga, Dhaqaalaha Iyo Waxbarashada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Dr. Abiy Ahmed. Kulankan oo ahaa mid miro Dhal ah ayaa qodobadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Askar Looga Dilay Xaduudka Yeman Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in 6 askari looga dilay Xaduudka ay la leedahay Yeman. Hadalkan ayaa yimid ka dib markii wakaaladda wararka Sacuudiga ay baahisay warar kala duwan oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaadir: Ciidamada Dowladda Oo Qabtay Labo Nin oo Dhac u Gaysanayey Shacabka Ciidamada boliiska iyo kuwa Nissa ee degmadda Boondheere oo kaashanaayo Shacabka iyo maamulka Boondheere ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan qaarka ka mida kuwa caadeystay in habeenkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirradii Cusbaa Ee Federaalka Oo La Dhaariyay Munaasabad ka dhacday Villa Hargeisa, oo ay goobjoog ka ahaayeen Maxamed Mursal Sheekh guddoomiyaha golaha shacabka iyo ku-xigeenka ra’isul wasaaraha Mahdi Maxamed Guueed Khadar ayaa la sheegayaa in lagu dhaariyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qiimo Koror Ku Yimid Xoolaha Suuqyada Baardheere Sare u kac ballaaran ayaa ku yimid qiimaha la kala siisto xoolaha nool ee Suuqyada magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Qiimaha hashii ayaa suuqyada waxaa lagu kala iibsanayaa qiimo dhan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaaladda Tuka-raq Wararka ka imaanaya deegaanka Tukaraq ayaa sheegaya in saaka xaaladda ay degantahay kadib dagaal dad badan ku dhinteen oo halkaasi ka socday muddo todobaadyo ah. Dowlad goboleedka Puntland ayaa saacadihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UK Oo Ciidamada Kenya Ku Tababareysa Sida Looga Hortago Qaraxyada Ciidamo ka socda dalka Ingiriiska ayaa tababaraya kooxo ka tirsan ciidamada Kenya ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Tabarka waxaa uu khuseeyaa ka hortagga qaraxyada dhulka lagu aaso. Tababarkan oo ka…