4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Wax Ka Ogow Xasaradaha Ka Jira 5ta Dowlad Goboleed Ee Federaalka Ah Meelo badan oo dalka ah waxaa ka jira xasarado kala duwan, kuwaas oo saameyn ku leh nolosha dadka iyo dalka, caqabadna ku ah horumarka iyo dowladnimada la hiigsanayo. Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Horumar Dhanka Adeegyada Bulshada Oo Ka Socda Degmada Hobyo Degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa haatan waxaa ka socdo horumaro badan oo dhanka bulshada ah, iyadoo ay jiraan maalgashi ay bilaabeen qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed. Maxamuud Maxamed Cawaale,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Baahi Garsoor Oo Ka Jirta K/galbeed Guddoomiyaha maxkamadda sare ee maamulka K/galbeed Abukaate Axmed Cali Muuse ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu ku sheegay iney deegaanada maamulkaan qaar ay ka jirto baahi garsoor. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ugu Baaqay DFS Iney Kala Dhexgasho Madaxda Maamulkan Maxamed Xaashi Cabdi Carabey, madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa isaga oo hadal ka jeediyey kulan ka dhacay magaalada Cadaado wuxuu ku baaqay in lasoo dhexgalo khilaafka ka dhaxeeya madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Casir “Waxbo Kama Ogeyn Isku Dhafka Xildhibaannada Galmudug” Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug, Cali Gacal Casir ayaa sheegay in aanu waxbo ka ogeyn isku dhafkii lagu sameeyey xildhibaannada Galmudug, kadib kulan wadatashi ah oo uu la yeeshay bulshada Cadaado.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaale Ka Tirsan BFS Oo La Dilay Kooxo hubeysan ayaa degmada Waaberi ee gobolka Banaadir waxaa ay ku dileen Cumar Dhaxalow oo ka mid ahaa shaqaalaha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kooxaha dilka gestay ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Askari Dad Dhaawacay Oo La Soo Qabtay Taliska Guutada Shanaad qeybteeda 27-aad ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Askari ka tirsan ciidamada Xoogga dalka oo 26-kii bishaan dad rayid ah ku dhaawacay Magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxgaradka Galmudug Oo Baaq Ka Soosaaray Khilaafka Madaxda Maamulka Dowlad-goboleedka Galmudug waxaa ka jira kala aragti duwanaasho siyaasadeed taasi oo soo kala dhex gashay madaxda ugu sarreysa maamulkaasi. Khilaafka ka dhaxeeya madaxda Galmudug ayaa noqday mid maalmihii dambe cirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxaa Keenay Khilaafka Madaxda Galmudug? Kadib mowqif maanta ay arrinta Galmudug ka soo saareen 8 Senator iyo 27 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee laga soo doortay deegaankaas, waxaa ku cad in dhibaatada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Afrika Oo Ka Walaacsan Farogelinta Shisheeye Ee Soomaaliya Musa Faki Mahamed, gudoomiyaha Midowga Afrika ayaa walaac waxa uu ka muujiyey farogelinta shisheeye ee lagu hayo Soomaaliya, xilli uu magaalada Addis Ababa kula kulmay ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya. Qoraal…