1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Qaramada Midoobey Oo $2.7m Siin-doonta Dadka Ku Waxyeeloobey Duufaanta Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in gargaar dhan $2.7 million ay siin-doonto dadkii ay waxyeellada soo gaarsiisay duufaanta Sagar taas oo dishay dad badan, isla markaana baa’ibisay hanti. Peter de Clercq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Ku Xirneyd Xabsiyada Liibiya Oo La Keenay Muqdisho Diyaarad siddey 151 qof oo maxaabiis Soomaaliyeed ah, kuna xirnaa xabsiyo ku yaalla dalka Liibiya ayaa saakay soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Waxaa diyaaraddan la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy Axmed: Afrikaanka fiiso La’aan Ayey Soo Booqan-doonaan Itoobiya Ra’isul wasaaraha Itoobiyaha Abiy Axmed ayaa sheegay in dhammaan dadka Afrikaanka ah ay dhowaan fiiso la’aan booqan-doonaan dalkiisa. Arrintan waxaa uu Abiy ka sheegay soo dhoweynta madaxweynaha Rwanda Paul Kagame…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Libya: Doorashooyinka Madaxtinnimo Iyo Kuwa Baarlamaaniga Ah Oo Laqabanayo Bisha December Dhinacyada Libya ee tartamaya ayaa ku heshiiyey in la qabto doorashooyinka madaxtinimo iyo midda Baarlamaaniga ah bisha December ee soo socota. Sida ay ku soo saareen war-murtiyeed afar wafuud ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Telefishinka Somnews Oo Beeniyey In Laga Mamnuucay Deegaannada Somaliland Agaasimaha telefishanka SOMNEWS Xayaad Naaleeye ayaa waxay sheegtay in aanay jirin warqad ama qoraal kasoo gaadhay wasaaradda warfaafinta Soamliland taasi oo lagu amrayo inay shaqada joojiyaan. Xayaad Naaleeye waxa kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Shaqaale Sri Lanka U Dhashay Oo La Musaafurinayo Dawladda Sri Lanka ayaa sheegtay in 12 shaqaale oo Qaxooti ahaa una dhashay dalkaas islamarkaana ku sugnaa Magaalada Hargeysa dib loogu celinayo dalkooda. Arrintan ayaa timid kaddib markii Shaqaalaha u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare oo La Dhaariyay Waxaa maanta xilka loo dhaariyay Baashe Yuusuf Axmed oo axaddii uu madaxweyne Farmaajo u magacaabay xilka guddoomiyaha maxkamadda sare. Baashe ayaa la magacaabay kadib markii cabasho laga keenay Ibrahim iidle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Ayaa ka Mamnuucday Deegaannadeeda In Ay ka Shaqeeyaan Telefishinnada SBS Iyo Somnews Somaliland ayaa ka mamnuucday in ay ka howlgalaan deegaannadeeda Telefishinnada SBS iyo Somnews Qoraal ay baahisay wakaaladda wararka ee SOLNA oo kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa lagu yidhi. “Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Sida Ay U Shaqeeyaan Maxkamadaha Maamulka K/galbeed Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee K/galbeed Axmed Cali Muuse ayaa ka hadlay sida ay u shaqeeyaan Maxkamadaha maamulkaasi. Guddoomiye Axmed Cali Muuse oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dhibaatada Ay Geysato Korontada Xilliyada Roobka Korontada oo aad muhiim u ah bani’aadankana aysan ka marmaamin ayaa geysata dhaibaatooyin badan oo iskugu jira Naf iyo maalba. Soomaaliya xilliyada roobka waxay ku yeelataa Korontada saameyn aan wanaagsaneyn…