1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiir Ka Tirsan Galmudug Oo Dhaliilay DFS Wasiir ka tirsan maamulka Galmudug ayaa ku dhaliilay dowladda federaalka Soomaaliya in ay farogelin toos ah ay ku hayso khilaafka ka dhex jira madaxda Galmudug. Maxamed Nuure Diini, wasiir ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: 20 Kun Oo Qoys Oo Ay Dhibaato Banii’aadnimmo Ku Heysato Jalalaqsi In ka badan 20 kun oo qoys ayaa la sheegayaa in ay ka baro-kaceen magaalada Jalalaqsi, kuwaas oo dhibaato banii’aadnimmo ku heyso hareeraha magaaladaasi ka tirsan gobolka Hiiraan. Magaalada lama…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Hay’adaha Amniga Faray Iney Soo Qabtaan Dadka Dhibaateeya Dhallinyarada Soomaaliyeed Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo kulan la qaatay dhallinyaradii dhowaan dib looga soo celiyey dalka Liibiya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya u dulqaadan doonin dadka dhibaateeya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Amniga Qaranka Oo Ku Sii-jeeda Baydhabo Shirka amniga qaranka ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu ka furmo magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya. Weriyaha Goobjoog News oo haatan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Laga Qaadayo Xaaladda Deg-degga Ah Dalka Itoobiya ayey Golahiisa Wasiirrada isku raaceen in la qaado xukunkii deg-degga ahaa ee ay horay uga soo rogtay xukuumaddoo hore. Go’aankan kasoo baxay Golaha wasiirrada Dalka Itoobiya ayaa loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Geelle Oo La Dhaariyey Waxaa maanta munaasabad ka dhacday xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho lagu dhaariyey wasiirka cusub ee warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Daahir Maxamuud Geelle. Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh, Guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Dhibaato Ka Dhalatay Roob Ka Da’ay Awbarkhale Hal qof ayaa ku dhintay, labaatan gurina way ku dumeen halka laba gaadhina uu qaaday roob ka da’ay deegaanka Awbarkhale oo 25KM dhinaca beri ka xiga Hargeysa. Wararka waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Sheegaya Inay 12 Ka Dileen Al-shabaab Dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay 12 Al-shabaab ah ku dileen weerar ay ka fuliyeen meel ka baxsan magaalada caasimadda ee Muqdisho. Saraakiil u hadashay xafiiska howl-gallada Mareykanka ee Afrika…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Gobolka Bari Dagaal u dhaxeeyey ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanka Balli Qadar ee gobolka Bari, waxaana dagaalkan uu geystay khasaare kala duwan. Al-shabaab ayaa la xaqiijiyey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Beenisay In Maxaabiista u Xidhan Budhcad-baddeeda Lagu Jidh-dilo Jeelka Hargeysa Sida ay qortay wakaaladda wararka Somaliland, Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Xasan Cali Cawad (Xasan Cali Dheere), ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war sheegayey in xabsiga…