1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Itoobiya Oo Laalay Xaaladdii Degdegga Ahayd Ee Uu Dalkaasi Ku Jiray Kulan uu isugu yimid baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa lagu laalay xaaladdii degdegga ahayd ee uu dalkaasi ku jiray. Golaha wasiirada Itoobiya ayaa horey u laalay xaaladda deggdegga ahayd, hase ahaatee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Waxaan u Aragnaa In DFS Ay Garabsiineyso Somaliland Maamulka Puntland ayaa sharci darro ku tilmaamay lacag Hal Milyan doolar ah oo shalay dowladda federaalka ugu deeqday Somaliland si wax loogu qabto dada ku nool deegaannada Bari ee Somaliland,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: 3 Qodob Oo Ay Xalay Ku Dhafreen Madaxda Shirka Amniga Qaranka Waxaa maalintii 2aad magaalada Baydhabo ka socda shirka amniga qaranka, haddaba Goobjoog News ayaa xiriirro la sameysay wufuudda shirka ka qeyb-galeysa si loola socda halka ay xaaladda mareyso. Arrinta Amniga:…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Canada Oo Joojisay Musaafurinta Yuusuf Maadey Xilli saacado ay ka dhiman tahay in Yuusuf Maadey loo soo musaafuriyo dalka Kenya ayaa waaxda socdaalka Canada waxay Yuusuf ugu tageen garoonkii laga soo qaadi lahaa, waxaana loo sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahan Rajo Xumo Ka Muujiyey Shirka Ka Socda Baydhabo Aqoonyahan Maxamed Maxamuud oo ka faalooda arrimaha siyaasadda ayaa rajo xumo ka muujiyey shirka golaha amniga qaranka ee ka socda magaalada Baydhabo. Waxa uu sheegay Caalim in shirkaan iyo kuwo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qorshaha Maalinta 2aad Ee Shirka Amniga Qaranka, Baydhabo Shirka amniga qaranka oo shalay ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa wararka sheegayaan in maalinta 1aad xoogga lagu saaray arrimaha la xiriira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Khasaare Ka Dhashay Weerar Ay Xalay Soo Qaadday Al-shabaab Dagaal culus oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa saqdii dhexe ee xalay ka dhacay gudaha magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Dagaalka waxaa uu ahaa weerar ay Al-shabaab ku soo qaadeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Trump iyo Kim: Sidee Loo Fariisan-doonaa, Yaase Bixinaya Qarashka?! Dunida waxaa ay isha ku heysaa shirka June 12 ku dhex mari-doonna Singapore hoggaamiyeyaasha Mareykanka Donald Trump iyo waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un, waxaase jira su’aalo badan oo la xiriira arrimaha protocol-ka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qoysaskii Ka Barakacay Fatahaaddii B/weyne Oo Ku Laabanaya Guryahooda Dadkii ka barakacay fatahaadda Wabiga Shabelle ayaa bilaabay iney dib ugu soo laabtaan guryahooda, kadib markii biyaha ay ka laabteen magaalada. Waxaa la arkayaa gaadiid badan oo magaalada kusoo daabulaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Amniga Qaranka Oo Ka Furmay Baydhabo Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhow wuxuu magaalada Baydhabo ka furay shirka golaha amniga qaranka. Shirkan ayaa looga hadlayaa arrimo ku saabsan amniga dalka, dib…