1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warbixin Ka Hadleyso Jaamacad Yari Ka Jirta Gobollada Dhexe Gobollada dalka gaar ahaan kuwa dhexe waxaa ku yar waxbarashada heerka Jaamacadeed, waxayna ardayda dugsiyada sare ka dhameeya gobollada dhexe ay u soo aadaan Jaamacad magaalada Muqdisho. Cadaado oo ku…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Heshiiska Lahaanshiyaha, Maamulka iyo Wadaagga Dakhliga Shidaalka iyo Macdanta Waxaa xalay saqdii dhexe magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeeyay shirka amniga qaranka, shirkan oo 2 maalin halkaasi ka socday waxyaabaha lagu heshiiyay waxaa ka mid ahaa Heshiiska Lahaanshiyaha, Maamulka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannadii Shalay Lagu Diley Weerarkii Sh/dhexe Oo Lagu Aasayo Jowhar Xildhibaannadii shalay lagu dilay weerarkii ka dhacay wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowharayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe. Waxaa la filayaa in Aaskan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Dhinacyada, Amaniga, Dhaqaalaha Iyo Siyaasadda Ka Taageeraya Libya Wasiirk arrimaha dibadda Sacuudiga Caadil Al-jabiir ayaa muujiyey in dalkiisa uu diyaar u yahay in uu taageero siiyo xukuumadda dib u heshiisiinta qaran ee Libya. Al-jabiir ayaa sheegay in Libya…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shirka Aminga Qaranka Ee Baydhabo Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, 3-5 Juun 2018. Shirkaas oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada, Koonfur Galbeed ee Baydhabo waxaa looga hadlay arrimaha Amniga Qaranka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dhallinyaro Dayactir Ka Bilaabay Waddooyinka Isku Xira Doolow Iyo Baladxaawo Dhallinyaro is xilqaantay oo degan degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa bilaabay in si iskood ah ay dayactir ugu sameeyaan qaar ka mid ah Waddooyinka bur bursan ee ku yaalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawir Selfie Ah Oo Ka Careysiiyay Dadka Talyaaniga Dad badan oo Twitter-ka isticmaala ayaa si aad ah u hadalhaya qof sawir Selfie ah iska qaaday iyadoo dadka gaadaashiisa joogaa ay xaaladdu ku adag tahay, waxa uu farahisiisa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Isqabqabsiga Dhulka Laascaanood Oo Siiyaraanaya Duqa degmada Laas-caanood C/caziiz Xuseen ayaa sheegay in is qabqabsiga dhulka ee Laas-caanood iyo deegaannada ku xeeran uu ku yimid hoos u dhac. Waxaa uu tilmaamay in ay jiraan ganacsato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qiimo Koror Ku Yimid Kalluunka Suuqyada Kismaayo Sare u kac ballaaran ayaa laga dareemayaa qiima Kalluunka Suuqyada magaalada Kismaayo ee xarunta jubbada hoose. Xilliga lagu magacaabo Bad-xiranka oo cimilladu badda ay is bedelaan ayaa lagu jiraa sidaasna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi: Waa nasiib darro, dagaal aanan u baahneyn baa dhex dhacaya Soomaaliya iyo Somaliland Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargeisa ayaa sheegay in wax laga xumaado tahay dagaal uu sheegay inuu ka dhex dhacayo Soomaaliya iyo Somaliland. Muuse oo…