1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo Laga Dalbaday Bixinta Lacagihii Ugu Talagashay Fatahaaddii Wabiga Shabelle Maamulka gobolka Hiiraan ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ka dalbaday iney soo gaarsiiyaan shacabka gobolkaasi oo waxyeellada kasoo gaartay fatahaaddii Wabiga Shabelle. Guddoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha bulshada ee maamulka gobolkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Baaqay In Shacabka Waddooyinka Loo Furo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu baaqay hay’adaha amniga ee dowladda in shacabka ay u fududeeyaan isku socodka islamarkaasna la furo waddooyinka xiran. Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiir Beyle Oo Sheegay In Nidaamka Bixinta Mushaaraadka Ciidanka Wax Laga Bedelay Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in waxbadan laga badalay nidaamka Mushaar bixinta ciidamada dowladda, kuwaasi oo markii hore loo marsiin jiray saraakiishooda. Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UNICEF Oo Ka Digtay Nafaqo Darro Kusoo Wajahan Carruur Soomaaliyeed Hay’adda UNICEF ee Qaramada Midoobay u qaabilsan carruurta ayaa ka digtay Nafaqo darro xilligaan soo wajahda carruur Soomaaliyeed. Stephane Dujarric oo ah afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada 2020: Wax Ka Baro Wanaagga Iyo Xummaanta Nooca Doorasho Ee “Proportional Representation” Sida lagu go’aamiyay shirkii amniga ee Baydhabo, Soomaaliya 2020-ka waxaa ka dhaceysa dooraasho nooca loo yaqaano PR ama “(proportional representation-closed list)”. Nidaam-kan doorasho waa nidaam xisbi ah, waa nidaam qof iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump Oo Ka Tacsiyeeyay Komandos Looga Dilay Soomaaliya Mid ka tirsan askarta commandosta Mareykanka ayaa lagu dilay halka 4 kalana lagu dhaawacay weerar lagu qaaday ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya. Weerarka waxaa uu ka dhacay dowlad goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Maraykan Ah Oo Lagu Dilay J/hoose Dagaal ka dhacay gobolka Jubada Hoose, gaar ahaan deegaanka Sanguuni ayaa waxaa ku dhintey Askari Maraykan ah, waxaana ku dhaawacmay Afar kale oo isla dalkaasi ah. Dagaalkan ayaa u dhaxeeyay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Filayey Waddooyinka Oo Furma Doorashadii Farmaajo Ka Dib Waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa kala xiran, isu socodka gaadiidka ayaa yaraaday, Basaska iyo Bajaajta ayaa loo diiday inay isaga gudbaan xaafadaha iyo degmooyinka gobolka Banaadir. “ Meel la maro ma…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Cusub Ee Malaysia Oo Wasiirrada Ka Mamnuucday In Ay Qaataan Hadiyadaha Xukuumadda cusub ee Malaysia ayaa soo saartay sharci cusub oo xubnaha golaha xukuumadda ka mamnuucaya in ay qaataan hadiyado. Ra’iisulwasaaraha Malaysia Mahathir Bin Mohamad oo shir jaraa’id qabtay ayaa shegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faransiiska Oo Itoobiya kataageeraya Sidii Loo Xallin Lahaa Khilaafka Kala Dhaxeeya Eritrea Wasiirka arrimaha dibadda Faransiiska Jean-Yves Le Drian ayaa gaaray magaalada Adis-ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaasi oo uu ku joogi doono booqasho qaadaneyso labo maalmood. Wasiirka ayaa sheegay in sababta uu…