1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab Sida Mujaajiriin Afrikaan Ah Oo Loo Diiday Inuu Ku Xirto Dekadaha Talyaaniga Markabka The Aquarius oo ay saaran yihiin 629 muhaajiriin Afrikaan ah ayaa loo diiday inuu ku xirto dekadaha Talyaaniga iyo Malta, xilli la sheegayo in dadkan ay xaalad adag ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaabkee Donald Trump u Lumiyay Xulafada Mareykanka Saacado Gudahood?! Ka hor inta aanu ka tagin shir madaxdeeda G7 si uu ula kulmo hoggaamiyaha Kuuriyada waqooyi Kim Jong Un, madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxaa uu ku faanay inuu shirkaasi guuleystay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxda Galmudug Oo Loogu Baaqay Iney Xalliyaan Khilaafkooda Suldaan C/kariin Maxamuud Dagal oo ka mid ah waxgaradkii dhisay maamulka Galmudug ayaa ugu baaqay madaxda sare ee maamulkaasi iney xalliyaan khilaafkooda. Waxa uu sheegay Suldaanka in dhabarjab weyn ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibad-bax Ka Socda Isgoyska KM4 Iyo Xabado Dhacaya Waxaa istaagtay isu socodka gaadiidka ee agagaarka isgoyska KM4 kadib markii ay halkaasi dibad-bax u xirteen darawallada Mooto Bajaajta. Ciidamada ammaanka oo goobta ku sugan ayaa isku khilaafay qaabka loola…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Deegaannada Baardheere Iyo Diinsoor Oo Ay ka Dilaaceen Cudurrada Xoolaha Qoysaska ku dhaqan deegaannada hoos yimaada degmooyinka Baardheere iyo Diinsoor ayaa ka cabanaya xanuuno aan la aqoonin oo soo fuud saaray xoolahooda. Wararka ayaa waxay sheegayaan in deegaannada Miyiga xoolaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Laga Furay Warshaddii Ugu Horreysay Oo Soosaareysa Hilibka Digaagga Somaliland ayaa markii ugu horreysay waxaa laga hirgaliyey warshad soo saarta hilibka Digaagga ka dib markii ay soo bateen dadka Isticmaala cunista digaagga. Warshaddan ayaa waxaa laga hirgaliyey meel 30-KM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warbixin Ka Hadleysa Diyaar Garowga Ciidda Suuqyada Muqdisho Waxaa laga dareemayaa Suuqyada dharka ee magaalada Muqdisho Mashquul aad u baaxadweyn iyadoo foodda ay nagu soo heyso maalinta Ciidulfidriga. Dadka ayaa waxay isku diyaarinayaan maalinta ciida waxayna gadanayaan dhar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Burburiyay Dhismaha Piazza Libera ee Ceelgaabta Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta amray in la burburiyo dhismaha Piazza Libera ee Ceelgaabta bacdamaa goobtaas ay tahay mid dan guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gurmad Ka Yimid Puntland Oo Loo Qeybiyey Qoysas Ku Nool B/weyne Gurmad raashiin ah oo ka yimid shacabka ku dhaqan deegaannada maamulka Puntland ayaa waxaa la gaarsiiyey qoysaska danyarta ah ee ku dhaqan magaalada B/weyne, kuwaasi oo ay saameysay fataahadda Wabiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyarada Jubbaland Oo Kismaayo Ka Bilaabay Olole Nadaafadeed Ururuka Dhallinyarada Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo gaar ahaan xeebta magaaladaasi waxay ka billaabeen olole nadaafadeed, maadaama qashin badan lagu shubo xeebahaasi. Si gaar ah waxay dhallinyaradan olole nadaafadeed uga sameeyeen…