1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Diyaar Garowga Ciidda Ee Suuqyada Garoowe U diyaar garowga ciidda ayaa si aad ah looga dareemayaa magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland waxaana camiran suuqyada magaalada. Nuucyada kala duwan ee Kabaha iyo dharka ayaa la keenay Suuqyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Oo Laga Mamnuucay Keenista Iyo Iibinta Baaruudda Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha oo maanta soo saartay wareegto ayaa lagu sheegay in dalka aan la soo galin Karin Toys-ka caruurta ay ku ciyaaraan ciidda,kaasi oo ka kooban Qoryo, Biskoolado…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xirnaashaha Waddooyinka Oo Saameyn Ku Yeeshay Ganacsiga Ciidda Suuqyada Muqdisho oo lagu iibiyo dharka ciidda waxaa ka jira diyaar garowgii ugu dambeeyay maadaama ciidda ay ka dhimanyihiin maalmo qura. Ganacsatada Suuqyada ayaa waxay sheegayaan in jidadka oo xiran…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareysi: Danjiraha Soomaaliya Ee Koonfurta Suudaan Oo Ka Hadlaya Jaaliyadda, Howlaha Safaaradda iyo Magafayaasha Dalka curdinka ah ee Koonfurta Suudaan, in kasta oo ay hareeyeen dagaallo sokeeye iyo loolan u dhaxeeya madaxweyne Salva Kiir iyo hoggaamiyaha mucaaradka Riek Machar hadana waxaa uu ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Racfaanka Gobolka Hiiraan Oo Shaki Ka Muujisay Hanaanka Loo Qeybinayo Gurmadka B/weyne Guddoomiyaha maxkamadda racfaanka gobolka Hiiraan Sheekh Ibraahim Xasan Cabdulle oo warbaahinta kula hadlay magaalada B/weyne ayaa sheegay in mugdi badan uu ku jiro hannaanka ay guddiga gurmadka gobolkaasi wax ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Sheegtay In Wadahadallo Ay La Leeyihiin Puntland Somaliland ayaa sheegtay iney billowday wadahadallo ay la yeeshaan maamulka Puntland oo dhowaan ku dagaallameen deegaanno ka mid ah gobolka Sool. Sacad Cali Shire, Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha ““Culumadu waa in ay bulshada u iftiimisaa dhagarta Al-shabaab” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo caawa la kulmay dalladaha ay ku midaysanyihiin culumada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay culumada diinta in ay dardar geliyaan kaalintooda kaga aaddan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yemen: Xulafada Sacuudiga Oo Duqeeyay Dekadda Xudeyda Warar goordhow soo baxay ayaa sheegaya in xulafada uu hoggaamiyo Sacuudiga ay duqeeyeen dekadda Xudeyda ee dalka Yemen. Dagaalkan oo ka dhan ah kooxda ay Iran taageerto ee Xuutiyiinta, oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Taliyaha Booliska Gobolka Nugaal Oo Sheegay In Amniga Ay Adkeyn Doonaan Maalmaha Ciida Taliyaha ciidamada Booliska Gobolka Nugaal Faarax Warsame oo ka hadlayey howlgal ka socda gobolka Nugaal ayaa sheegay in maalmaha ciida ay sii laba jibaari doonaan sugidda amniga si looga hortago…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibanaya Lacagaha Cusub Ee Dowladda Ay Soo Daabaceyso Shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayaa waxay ka aragti dhiibteen calagta cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo daabici doonto dhowaan. Qaar ka mid ah Shacabka oo la hadlay Goobjoog…