1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda ICAO Oo Soo Gabagabeysay Maamulka Hawada Soomaaliya Hey’adda ICAO ee Qaramada Midoobay oo hadawada Soomaliya ka maamuleysay magaalada Nairobi ayaa maanta soo gabo-gabeysay maamulka hawada, waxaana la filayaa in Soomaaliya si rasmi ah ula wareego. Arrintan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Jawaabeysa Dacwada Badda, Wafdiga Oo Ku Sugan (ICJ) Maanta oo taariikhdu tahay 18ka Juun 2018, ayaa Maxkamadda Caddaaladda Caalamiga ah u qabatay Soomaaliya in ay jawaabteeda ku aaddan dacwadii xadaynta badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Jawaabtii mala gudbiyey?…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Warfaafinta Daahir Geelle Oo Difaacay Heshiiska Dekadaha Ee Itoobiya Iyo Soomaaliya Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Daahir Maxmauud Geelle oo maanta qabtay shirkiisa jaraa’id ugu horreysay tan iyo markii la magacaabay ayaa sheegay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Shaacisay Askartii Uga Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Wajeer Dowladda Kenya ayaa waxay shaacisay tirada askartii uga dhimatay weerar qarax ah oo shalay gelinkii dambe ka dhacay magaalada Wajeer ee gobolka NFD. Charles Owino oo ah afhayeenka Booliiska dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Kalluumeysiga Iyo Kheyraadka Badda Oo Digniin U Dirtay Kalluumeysatada Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ayaa uga digtay Kalluumeysatada in meelo fog fog oo badda gudaheeda ah ay tagaan inta lagu guda jiro xilliga bad xiranka. Wasaaradda ayaa sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muhaajiriintii Ay Diideen Malta Iyo Talyaaniga Oo Ka Degaya Spain Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in dalka Spain uu ku xirto markab ay saaran yihiin in ka badan 600 oo muhaajiriin Afrikaan ah, kuwaasi oo muddo todobaad ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Oo Xafiis Ka Furatay Degmada Buulo-burde Ee Hiiraan Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyada ayaa markii ugu horreysay waxay xafiis ka furatay degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Munaasabadda lagu daah furayey xafiiskan ayaa waxaa ka qeybgalay qeybaha kala duwan ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Ku Heshiiyay Horumarinta Amniga, Maalgeshiga, Kaabayaasha Dhaqaale Iyo Dekadaha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo isaga iyo ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ay shir jaraa’id ku wada qabteen Villa Somalia ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay booqashada ra’isul wasaaraha.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Soo Gaaray Muqdisho Goor dhow waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abi Axmed iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo. Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo xubno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Guddiga Loo Magacaabay Qaban-qaabada Maalmaha Xuriyadda Iyada oo maalmo yar naga xigaan xuska maalmaha xuriyadda ayuu ra’isul wasaare Cali Kheyre magacaabay guddi ka kooban 10 xubnood oo loo xilsaaray qaban-qaabada xafaladaha. Guddigaan, ayaa hawshooda waxay ku…