1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Abaanduulihii Qaranka Gen. Cali Baashi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allah u naxariistee Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka Gen. Cali Baashi Maxamed Cumar. “Aniga oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyada Munaasabadda Ciid-ul-fitriga u Diray Shacabka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u diray Hambalyada Ciidul Fitriga, isaggoo Sanadkaan kiisa xigga u rajeeyey inay ku gaaraan…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Diyaar Garowga Gobollada Ee Ku Aadan Maalinta Ciidda Suuqyada Muqdisho oo lagu iibiyo dharka ciidda waxaa ka jira diyaar garowgii ugu dambeeyay maadaama ciidda ay ka dhimanyihiin maalmo qura. Ganacsatada Suuqyada ayaa waxay sheegayaan in jidadka oo xiran…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Denmark Iyo Soomaaliya Oo Ku Heshiisyay In Qaxootiga La Soo Celin Karo Heshiiska waxaa uu dhigayey in sanadkiiba 12 qaxooti ah dib loogu celiyo Soomaaliya, heshiiskan oo aan faah-faahin laga heyn ayaa arbacadii shalay aheyd waxaa soo baxday in dib-u-celintii ay bilaabatay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacyaal Dalbanaya In La Caawiyo Maalmaha Ciidda Waalidiin badan oo ku nool Xerada Malable ee ku yaallo deegaanka Sar-kuusta ayaa xilligan waxay walaac xooggan ka muujinayaa helitaanka dharka ciidda ee ilmahooda. Waalidiinta barakaca ah ayaa waxay tilmaameen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Oo Cabasho Ka Ah Waddooyinka Xiran Ee Muqdisho Ganacsatada Magaalada Muqdisho ayaa cabasho ka ah waddooyinka ay xirtay dowladda federaalka Soomaaliya, xilli lagu guda jiro u diyaar garowgii ugu dambeeyey ee maalmaha ciidul fidriga. C/wahaab Maxamed Cali waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dhageyso: Qoysas Ku Guryo Beelay Dab Ka Kacay Muqdisho Oo Gurmad Ka Dalbaday DFS Qoysaskii Degenaa Afar guri oo ku Gubtey degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa madaxda dowladda ka dalbadeen gurmad degdeg ah. Dabkan ayaa baabi’iyay dhammaan afartaasi guri iyo hantidii taallay waxaase…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Guddoomiyaha Cusub Ee Sool Oo Sheegay In Isbedallo Ka Hirgelinayo Gobolkaasi Guddoomiyaha cusub gobolka Soo lee Puntland Abukar Cabdi Geelle ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu ku sheegay in shaqada ugu horreysa ee uu gobolkaasi ka qabanayo tahay isbedallo dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yemen: Imisa Ayaa Xulafada Iyo Xuutiyiinta Uga Dhimatay Dagaalka Xudeyda? Dalka Imaaraadka oo ka tirsan xulafada Sacuudiga hoggaamiyo ee dagallada kula jirta Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegaya in 4 ka tirsan ciidamadiisa lagu dilay dekadda Xudeyda. Dhinaca kale, wararka ayaa sheegaya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Caloosha Loogu Diyaariyaa Maalinta Ciidda? Maalmo yar oo kooban ayaa inaga xiga ciidda, iyadoo calooshu ay la qabsatay in labo waqti oo Afur iyo Suxuur oo kaliya ah in wax la cunto, waxaa kordha acid…