2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warbixin Ka Hadleysa Mugdiga Ka Jira Gobolka Banaadir Layrarka cadceeda ku shaqeeya ee laga hirgaliyey magaalada Muqdisho ayaa ah kuwo ay ku yimaadaan cilado joogta ah mana jirto cid si lixaad leh wax uga qabato. Qeybo badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jabuuti Iyo Michaela Keating Oo Ka Wadahadlay Xiisadda Tukaraq Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating iyo madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaacuul Cumar Geelle ayaa ka wadahadlay xiisadda Tukaraq ee Somaliland iyo Puntland. Keating oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Doon Ku Rogmatay Wabiga Shabelle Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa doon xalay fiidkii ku rogmatay Wabiga Shabelle, gaar ahaan deegaanka Raqeyle ee gobolka Shabellaha Hoose. Doonidan ayaa la sheegay in ay saarnaayeen 20…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Samatar “Maamulka Loo Magacaabay Sool Waxbo Masoo Kordhinayo” Nabadoon C/raxmaan Samatar oo ka mid ah waxgaradka ku dhaqan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa sheegay in xilligaan aanay waxbo soo kordhineyn maamulka cusub ee madaxweyne Gaas u magacaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Talada Ahlu-sunna Oo Dhaliilay Madaxweyne Xaaf Guddoomiyahii talada Ahlu-sunna Waljameeca Sheekh Cumar Sheekh C/qaadir ayaa ku dhaliilay madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf inuu iska indho tiray dastuurkii ay ku heshiiyeen beelaha Galmudug. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare Oo Saraakiil Ciidan Kala Hadlay Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xalay Magaalada Muqdisho Afur iyo Casho Sharaf Ugu Sameeyay Qaar Ka Mid Ah Saraakiisha, iyo Sareeyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida Ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Singapore: Heshiiska Taariikhiga Ah Ee Trump Iyo Kim Jong-un Waxaa heshiis iyo is-afgarad taariikhi ah gaaray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Hoggaamiyaha Kuuriyadda Waqooyi Kim Jong-un, tallaabadan ayaa timid kadib kulan labada mas’uul ku dhex maray Jasiiradda Sentosa ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Iyo Hoggaanka 15-ka Xisbi Siyaasadeed Ee La Diiwaan-geliyey Illaa hadda, guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka waxaa uu si KMG ah u diiwaan-geliyey 15 xisbi siyaasadeed, kuwaas oo qeyb ka ah nidaamka xisbiyada badan ee dalka. Haddaba, Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Sool Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas ayaa wuxuu magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Sool. Gaas ayaa xilkaan u magacaabay Abuubakar Cabdi Geelle, wuxuuna u rajeeyay in shaqadiisa u guto sida…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shan Xisbi Oo Maanta La Diiwaangeliyey Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta oo Isniin ah waxay diiwaangeliyeen Shan xisbi siyaasadeed. Xisbiyadan ayaa ku biiraya 10 xisbi oo horey uu guddiga u diiwaangeliyey, waxayna wadarta…