1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahanno Rajo Ka Muujiyey In Soomaaliya Ku Guuleysato Dawacadda Badda Ee Kala Dhaxeysa Kenya Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in dowladda Kenya looga adkaado dacwadda badda ee hadda taallo maxkamad ICJ. C/xaliim Ibraahim oo bartay xiriirka caalamiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Heshiiskii Uu La Galay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa wareysi uu siiyey warbaahinta dowladda waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo xaaladda dalka ku saabsan. Farmaajo ayaa ka hadlay arrinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Burburiyey Dhismayaal Sharci Darro Ah Maamulka Gobolka Banaadir ayaa burburiyey dhismaha Garoonka kubadda cagta ee Jeenyo kaasi oo si sharci darro ah loo dhistay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalluumeysatada Muqdisho Oo Sheegaya In Aysan Joojin Karin Jillaabashada Diyaar garow shaqo ayaa ka soconaya Xeebaha taasi oo ay ku doonayaan Kalluumeysatada inay ku jilaabtaan, iyada oo xilligan lagu guda jiro bad xiranka. Maxamuud Axmed Ibrahim oo ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Oslo Oo Goor Dhow Fumar Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Xog-haya guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres iyo Wasiirka arrimaha dibadda Norway Ine Marie Eriksen Søreide, ayaa si wadajir ah uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Waare Oo Rajeynaya In Dekadaha Ay Itoobiya Maalgeshaneyso Lagu Daro Cadale Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa soo dhoweeyay heshiiskii Taariikhiga ahaa ee ay 16-kii Bishan wada gaadheen Dowladaha Soomaaliyea iyo Itoobiya. Maxamed Cabdi Waare, madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo u warramayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Somaliland Oo Sheegtay In DFS Aanu Shaqo Ku Lahayn Ka Hadalka Dekadda Berbera Somaliland ayaa sheegtay in dowladda federaalka Soomaaliya aanay wax shaqo ah ku lahayn ka hadalka dekadda Berbera, xilli dhowaan magaalada Muqdisho uu ka dhacay heshiis ay wada gaareen dowladaha Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Buubaa “Micno Weyn Ayuu Ku Fadhiyaa Heshiiska Soomaaliya Iyo Itoobiya” Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Ismaaciil Hurrre Buubaa ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu kaga hadlay heshiiskii dhowaan ay magaalada Muqdisho ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Sanadlaha Ah Ee Madasha Oslo Oo Maanta Ka Furmaya Norway Maanta ayaa lagu wadaa in dalka Norway uu ka furmo shirka sanadlaha ah ee Madasha Oslo, waxaana ka qeybgalaya mas’uuliyiin uu ka mid yahay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Shirkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ambassador Fiqi Oo Sharaxay Jawaabtii Soomaaliya Ee Dacwadda Badda Dr. Cali Saciid Fiqi oo ah safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub ayaa sharaxaad dheer wuxuu ka bixiyey jawaabtii shalay ay Soomaaliya ka bixisay dawacadda Badda. Safiirka oo wareysii siiyey Goobjoog…