1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Bilowday Dhoofinta Malayga, 30 Sano Kadib Soomaaliya ayaa waxaa ay dib u bilowday dhoofinta Malayga 30 sano burburkii xukuumaddii dhexe J.D ee Soomaaliya. Ganacsatada gudaha Soomaaliya ayaa bilaabay in ay malayga u dhoofiyaan dalka aan dariska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Xeebaha Libya Oo Badbaadiyey Tahriibayaal Badan Qaramada midoobay ayaa sheegtay in ciidamada ilaalada xeebaha Libya ay badbaadiyeen Tahriibayaal gaaraya ku dhowaad 220 qof kuwaasi oo doonayay inay ka gudbaan bada dhexe si ay u gaaraan Yurub…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii IGAD Ee ku Saabsanaa Xaaladaha Ka Taagan Koofurta Suudan Oo la Soo Gabogabeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeybgalay Shirka 32aad ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD kaasoo lagu dhexdhexaadinayo dhinacyada isku haya South Sudan. Shirkan aan caadiga ahayn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mucaaradka Koofurta Suudaan Oo Sheegaya In Nabadda Ay U Baahantahay Waqti Dheer Mucaaradka Koofurta Suudaan ayaa sheegay in xaqiijinta nabadda dalka ay u baahantahay waqti dheer iyo in la ogaado waxyaabaha keenay dagaalka sokeeye. Mucaaradka oo war-murtiyeed soo saaray ayaa waxay tilmaameen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dahran: Iran Oo Dalkeeda Ku Celisay 17 Iraaniyiin Ah Oo Horay Loogu Xiray Soomaaliya 17 bad-maaxayaal ah oo u dhashay dalka Iran oo la qabtay dhammaadkii 2017kii, lagu eedeeyay inay sharci-darro uga kaluumeysanayeen biyaha Soomaaliya ayaa la sii-daayey, iyaga oo maanta dalkooda ku laabtay.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: 5 Wargeys oo Xayiran iyo Walaac Laga Muujiyay Xorriyada Saxaafadda Ururada u doodda xuquuqda Saxaafadda ee qaaradda Afrika ayaa waxay walaac ka muujiyeen xorriyada hadalka iyo warbaahinta ee Somaliland, iyagoo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ugu baaqay in uu hoos…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Adis Ababa Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Adis-ababa ee caasimadda Itoobiya,halkaas oo uu uga qeybgalayo Shir aan Caadi aheyn oo looga hadlayo xaaladda Koonfurta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UNHCR Oo Kenya Ka Codsatay In Qaxootiga Soomaalida Siiyaan Xorriyad Ay Ku Ganacsadaan Maxamed Cabdi Afey, ergayga gaarka ee hay’adda UNHCR u qaabilsan arrimaha qaxootiga Soomaaliya ayaa sheegay in ka hay’ad ahaan ay ka dalbanayaan dowladda Kenya in ay qaxootiga ku sugan dalkeeda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Lagu Eedeeyay Iney Tahay Al-shabaab Oo Isku Dhiibtay Booliiska Kenya Haweeneyd loo haystay iney ka tirsan tahay Al-shabaab, islamarkaana dowladda Kenya ay horay madaxeeda u dul dhigtay lacag ayaa si nabad ah waxay isugu dhiibtay Booliiska dalkaasi. Mumina Eroba ayaa…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adaha Internet-ka Bixiya Oo Wasiirka Isgaarsiinta Ku Eedeeyay Eex Iyo Marin Habaabin Sharci Hey’adaha Internetka bixiya waxaa ay war saxaafadeed ka soo saareen dhismaha hey’adda isgaarsiinta qaranka, iyaga oo sheegay in aan lagala tashan hab-raacii loo maray xulashada xubanaha hey’adda isgaarsiinta qaranka ku…