2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweynaha oo Kormeeray Dugsiga Tababarka Jenaraal Gordon Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer kadis ah ku tagay Dugsiga Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Janaraal Gordon ayaa sheegay in dowladdu ay dejisay qorsheyaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Video: Madaxweynaha Zimbabwe Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday Madaxweynaha dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa ka badbaaday qarax la doonayay in isaga lagu qaarajiyo xilli uu boqolaal dad ah kula hadlayey garoon ciyaareed ku yaalla dalkaasi. Qaraxa ayaa illaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Jahawareer Dhanka Lacagta Shilin Soomaaliga Ah Oo Ka Taagan Suuqyada Gaalkacyo Waxaa Suuqyada Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ka jira walaac dhanka ganacsiga ah kadib markii hakad la galiyey lacagtii shilinka Soomaaliga ahaa oo inta badan bulshada ay wax ku…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Ka Digay Dhoofinta Dhuxusha Sharci Darrada Ah Axmed Cali Daahir, Xeer Ilaaliyaha Guud ee qaranka ayaa uga digay ganacsatada Soomaaliyeed dal iyo dibadba dhoofinta dhuxusha sharci darrada ah. Qoraal uu soo saaray xeer ilaaliyaha ayuu ku sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Khudbadda Gaas: Muuse Biixi Waxaan Leeyahay Haddii Ingiriis uu Dhul Kusiinayo Laascaanood Maaha London Mudanayaal, Maanta waxaan ku jirnaa dagaal mana aha dagaalkaan la ina kusoo qaaday mid la mid ah kuwii aan horey ku geli-jirnay, waa mid saameyn ku leh diinteena, dalkeena, jiritaankeena…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Adis Ababa: Qarax Lala Eegtay Dibad-bax uu Ka Khudbeynayey Ra’isul Wasaare Abiy Axmed Waxaa goordhow uu qarax xooggan ka dhacay caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa, waxaana la sheegayaa in lala eegtay dibad-bax ay wadeen taageerayaasha ra’isul wasaare Abiy Axmed. Qaraxa waxaa uu dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Furaya Kalfadhigii Ugu Dambeeyey Ee Baarlamaanka Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo Sabti ah wuxuu furi doonaa kalfadhiga 41-aad ee baarlamaanka Puntland, kaasi oo ah midkii ugu dambeeyey. Waxaa lagu wadaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waddooyinkii Ku Burburay Fahataadda Wabiga Shabelle Ee B/weyne Oo La Dhisayo Maamulka gobolka Hiiraan oo kaashanaya ganacsatada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa billaabay dayactir lagu sameynayo waddooyinka waaweyn ee soo gala magaalada B/weyne. Waxaa la bilaabay dayactir lagu sameynayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Malta Oo Diidday In Ay Qaabisho Mujaahiriin Afrikaan Ah Dowladda Malta ayaa iska diidday iney qaabisho 234 muhaajiriin Afrikaan ah, kuwaasi oo Khamiistii laga soo badbaadiyeybadda badda Mediterranean . Muhaajiriintan ayaa doon ka raacay dalka Liibiya, hase ahaatee markii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Oo La Sameeyey Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Hirshabelle ayaa wareegti ay soo saartay waxay xilalkii ka qaadday mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hiiraan, waxaana xilalkaasi loo magacaabay mas’uuliyiin cusub. Wareegtadan oo uu ku saxiixan…