1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan Oo Mar Kale Madaxweyne Loo Doortay Recep Tayyip Erdogan ayaa markii Labaad wuxuu ku guuleystay doorashooyinkii ka dhacay dalkaasi. Sida ay shaacisay warbaahinta dowladda dalkaasi, waxaa %99 la tiriyey codadkii laga dhiibtay doorashadii shalay ka dhacday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sidee Ayuu U Shaqeeyaa maxjarka Xoolaha Ee Jaziira Soomaaliya ayaa leh xoolaha ugu badan, balse caalamka kale xoolahooda waxay ka yihiin dunida kuwa heysta Suuq furan waxayna helaan dalabaad xad dhaaf ah oo ay kala kulmaan wadamada kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Dowlad Goboleedyada Oo Dowladda Federaalka Ah Ku Taageeray Go’aankeeda Qoondada Somaliland Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa qoraal ay soo-saareen ku taageeray go’aanka ay qaadatay dowladda Federaalka ee ku aadan in la hakiyo deeqaha gaarka ee la siiyo Somaliland. Golaha waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imtixaankii Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi Ah Looga Daahfuray B/weyne (Sawirro) Maanta magaalada Beledweyne waxaa si rasmi ah looga daahfuray imtixaanka Shahaadiga ah ee F4, kaas oo ay qaadayso Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Somaliya. 1,400 oo arday ayaa u fariisatay imtixaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Galmudug iyo Puntland Oo Ganaax Kusoo Rogaya Ciddii Diido Qaadashada Shlilin Soomaaliga Maamulladda Magaalalada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland oo si wadajir ah Digniin uga soo saarey ciddii diida iney wax u iibiso Lacagata Shilinka Soomaaliga ah, taas oo Maalmahan dambe Suuqdayada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qodob Oo Ay Tahay Inaad Ka Ogaato Doorashada Turkiga Cod-bixiyeyaasha dalka Turkiga ayaa saaka oo axad ah u dareeray goobaha cod-bixinta si ay u doortaan golaha shacabka iyo madaxweynaha jamhuuriyadda. Dadka codkooda dhiibanaya waxaa lagu qiyaasay 56,322, 632, halka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne: 1,400 Arday Oo u Fariisanaya Imtixaanka Dowladda Ee Dugsiyada Sare Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan uu si rasmi ah uga billowdo qaadista Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare, kaasi oo ay qaadeyso dowladda federaalka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Eedeysay Puntland Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal shalay uu sheegay madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas, kaasi oo ku aadan in maamulkooda ka go’an tahay la wareegista gobolka Sool. War-saxaafadeed uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muhaajiriin Weli Loo Diidan Yahay Iney Galaan Malta Xeebaha dalka Malta waxaa ku xayiran doon ay saaran yihiin in ka badan 230 qof oo muhaajiriin Afrikaan ah, kuwaasi oo loo diiday in dalkaa ay galaan. Doonidan ayaa halkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaji Maxamed Yaasiin “Heshiiska Dekadaha Ee Itoobiya Waa Lagu Degdegay” Siyaasi Xaaji Maxamed Yaasiin oo kamid ah siyaasiyiintii isku sharraxay kursiga madaxtinimo ee dalka sanadkii 2017 ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Goobjoog News kaga hadlay arrimo ku saabsan…