1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Wasaaradda Dastuurka Oo Tababar Kusoo Xirtay Garoowe Waxaa magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland ku soo gabagaboobay Tababarka Tababarayaasha Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka oo socday muddo afar maalin ah. Tababarka oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareegga labaad Ee Wadahadallada Kiir Iyo Machar Oo Ka Furmaya Khartuum Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaan in magaalada khartuum ay ka furmaan wareegga labaad ee wadahadallada lagu dhexdhexaadinayo Madaxweynaha Koofurta Suudaan Salva Kiir iyo Mucaaradkiisa Machar. Madaxweynaha Suudaan Cumar…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 27 June Ee Djibouti: Taariikhda 41 Sano Oo Xornnimo Ah Iyo Sida Ay Ku Noqdeen “Hiil-Walaal” Djibouti waxaa maanta loo dabaal-degayaa 41 sano guuradii ka soo wareegtay xoriyaddooda, Djibouti waa dhul iyo dad Soomaaliyeed, waa dad aanu isku dhiig, dhaqan iyo isku diin nahay, maantana Soomaalida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Deyriyey Amniga Deegaannada Hirshabelle Xildhibaan Nuur Xaashi Warsame oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, ayaa ku sheegay iney jirto habacsanaan amni oo deegaannada maamulkaasi ah. Mar uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Iyo Somaliland Oo Loogu Baaqay Iney Wadahadlaan Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu kaga hadlay maalmaha xorriyada Soomaaliya iyo sidoo kale muhiimadda iney wadahadlaan dowladda federaalka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jabuuti Oo Looga Dabaaldegayo Maalinta Xorriyada Dalka Jabuuti guud ahaan ayaa maanta waxaa looga dabaaldegayaa sanad guuradii 41-aad ee kasoo wareegtay markii dalkaasi uu ka xooroobay gumeystihii Faransiiska. Xalay ayaa magaalada Jabuuti waxaa lagu qabtay munaasabad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Caqabadaha Soowajaha Warshadaha Yaryar Ee Laga Hirgaliyey Muqdisho Qaar ka mid ah Warshadaha yaryar ee laga hirgaliyey dalka ayaa isku dayay inay buuxiyaan kaalinta waxyaabaha dalka dibaddiisa laga keeno, si loo dhiiro galiyo arrintaasi ayaa ah in la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Mareykanka Oo Taageertay Go’aankii Trump Maxkamadda sare ee Mareykanka ayaa ku raacday Donald Trump go’aankiisii ahaa in lix dal oo Muslimiin u badan aysan soo geli karin gudaha Mareykanka. Maxkamadaha hoose ayaa u arka mamnuucista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meelo Badan Oo Ka Mid Ah Dalka Oo Laga Xusay Maalinta 26-ka June Maalinta 26 June ayaa laga xusay qeybo badan oo ka mid dalka waxayna bulshada u dabaal dageysaa maalinta xoriyadda. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saakay ubax dhigay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shacab Cabasho Ka Ah Dhul Uu Bur-buriyey Maamulka Gobolka Banaadir Shacab ku sugan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa cabasho waxay ka muujiyeen dhul uu dhowaan bur-burin ku sameeyey maamulka gobolka Banaadir, kaasi oo ahaa garoonkii Jeenyo, xaafadda carafaat ee…