1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laamaha Ammaanka Gaalkacyo Oo Ganacsatada Sicir Bararka Wada Digniin U Diray Ciidamada ammaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa xabsiga dhigay dad lagu eedeeyay inay sicir barbar ku abuureen Suuqyada ganacsiga ee Magaalada . Howlgal ay si wadajir u sameeyeen ciidanka Booliska iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Isku Shaandheeyey Agaasimayaal Wasaaradeed Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka mid ah agaasimayaal wasaaradeed. Wareegto uu soo-saaray madaxweyne Gaas ayaa la isku bedalay Afar Agaasimayaal,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khubaro: Haweenka Lagu Fara Xumeeyo Mareykanka Oo Ka Badan Kuwa Soomaaliya Khubaro tiro ahaan gaaraya 548 qof, oo ka tirsan Thomson Reuters Foundation ayaa sheegaya in dalka Mareykanka uu kaalinta 3aad ugu jira dalalka sida xun loogu fara-xumeeyo dumarka. Sida warbixinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Maanta Bilaabeysa Soo-saarista Gaas-ka Dabiiciga Ah Ee Dhulka Soomaalida Dalka Itoobiya ayaa sheegay in maanta oo khamiis ah uu bilaabayo soo-saarista Gaas-ka dabiiciga ah ee ku jira deegaan Soomaalida ay degto ee dalkaasi. Qoraal arrintan laga soo saaray waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Buburiyey Dhismayaal Sharci Darro Ah Maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay howlgal burburin ah ka sameeyey inta u dhaxeysa isgoysyada Black Sea iyo Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Waxaa howlgalkaan lagu burburiyey dhismayaal ganacsi oo lagu dhisay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo La Kulmay Dhiggiisa Kenya Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya wuxuu kula kulmay dhiggiisa dalkaasi Kennedy Lusaka. Ugu horreyn, guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa uga mahadceliyey dowladda Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Booliska Qardho Oo Soo Qabtay Waxyaabaha maanka Dooriya Iyo Dadkii Ka Ganacsanayey Ciidamada Booliska Magaalada Qardho ayaa hawlgallo ay sameeyeen waxaa ay ku soo qab qabteen waxyaabaha Maanka dooriya , Ciidanka ayaa baaritaannada waxaa ay ka sameeyeen xaafadaha. Taliyaha Saldhiga Degmada Qardho-Abshir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadaha Gobolka Sh/dhexe Oo Sheegay Inay Ku Shaqeeyaan Daruufo Adag Garsoorka waa waxa ugu muhiimsan maamul meel ka jira sidoo kalana waa goobta ugu sarreysa oo loo laabto markii ay dadka dacwadaha isku qabsadaan. Gobolka Sh/dhexe xilligaan waxaa ka howlgala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Socdaalka Oo Xafiis Cusub Ka Furatay Degmada Balanbale, Galgaduud Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa maanta xafiis cusub ka furatay degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud. Munaasabadda xarig ka jarka xafiiskan ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiinta degmadaasi, saraakiil ka socotay hay’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Qaadeysa Dagaal Ka Dhan Ah Al-shabaab Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in dhowaan ay qaadi doonaan dagaallo ka dhan ah Al-shabaab, islamarkaana ay la wareegi doonaan degaannada ay ka joogaan Jubbooyinka iyo Gedo. Wasiirka amniga ee Jubbaland…