1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Madaxweynaha Rwanda? Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gebagebeeyay booqasho hal maalin qaadatay oo dalka Rwanda uu ku joogay, ayaa magaalada Kigali ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Xorriyadda Aan Maanta Ku Naalooneyno Waa Mid Lagu Soo Bixiyay Dhiig Iyo Dhaqaale” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 58-aad ee ka soo wareegatay maalintii xorriyadda Gobollada Waqooyi ee dalka, islmarkaana dhul Soomaaliyeed oo xor…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka 26-ka June: Maalin Go’aankeeda Lagu Wada Farxay Laakin Miraheeda Ay Koox Guratay Maanta waxaa ay umadda Soomaaliyeed u dabaal-dageysaa 58 sano guuradii ka soo wareegtay 26ka June iyo xuriyaddii gobollada waqooyi. Dabaaldegga 26-ka June waa astaan qaran, waa maalinta ay xuriyadda qaateen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Qaxootiga Iyo Barakacyaasha Qaranka Ayaa Sheegtay In Shaqo Abuur Loo Sameynayo Dhallinyarada Ka Soo Laabtay Dhadhaab Kulan u dhaxeeyay Mas’uuliyiinta ugu sarreeya hay’adda qaxootiga iyo barakacyaasha qaranka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulankaan ayaa waxaa hogaaminayey Axmed Daahir oo ah guddoomiyaha hay’adda qaxootiga iyo barakacyaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Col. Gebre Oo Laga Ceyriyay Shaqadii IGAD Col. Gebregziabher Alemseged oo Soomaalida u taqaanno Gabre ayaa la sheegayaa in la diray shaqadii uu ka hayey urur goboleedka IGAD. Qoraal ka soo baxay xafiiska xogheyaha fulinta ee IGAD…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jowhar Oo Ganacsatada Uga Digay In Ay Diidaan Lacagta Shilinka Soomaaliga Ganacsatada iyo Sariflayaasha ku dhaqan magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ayaa diiday inay qaataan lacagta Shilin Soomaaliga ah, waxayna arrintaasi saameysay dadka danta yar ee ku nool halkaasi. Dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe “DFS Waxbo Nagama Celin Karto” Siyaasiga Faysal Cali Waraabe oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News, ayaa ka hadlay go’aanka dowladda federaalka ah ee la xiriira qoondada Somaliland. Feysal ayaa sheegay in aanay wax saameyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Shan Qof Oo Ku Geeriyootey Gaari Lagu Rasaaseeyey Sh/dhexe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa gaari nooca loo yaqaan Homey oo dabley hubeysan ku rasaaseeyeen deegaanka Boos Dacaar oo ku dhow degmada Warsheekh ee gobolka Shabellaha Dhexe. Maleeshiyaad hubeysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Dhiggiisa Rwanda Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda kulan casho ah kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Edouard Ngirente iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda DFS Oo Hambalyo u Dirtay Madaxweynaha Turkiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo ku guuleystay doorashadii Madaxtinimo ee Turkiya ka dhacday. Guddoomiyaha Golaha Shacabka…