1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qalbi-dhagax Oo Soo-deynta Kadib hadlay: Qabashadeydii Xamar Ashkhaas Yar Ayaa Geysatay Cabdikarim Qalbi-dhagax oo sii-deyntiisa kadib markii ugu horreysay hadlay ayaa u mahadecliyay dhammaan umadda Soomaaliyeed Cabdikarim Qalbi-dhagax oo arrintan ka hadlaya waxaa uu yiri“Waxaan u mahadcelinayaa shacabka Soomaaliyeed, oo runtii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: Marna Ha Ogolaanina Dowlad Kasta oo Timaada in La idiinka Horkeenno Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta munaasabadda 1da Luulyo darteed shacabka Soomaaliyeed kula hadlayey garoonka kubadda cagta ee Koonis ayaa shacabka kula dardaarmay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Colaadda Tukaraq Iyo Wadahadallada Somaliland Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa waxa uu maanta ka jeediyey garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir, halkaasi oo lagu dhigay Banaanbax loogu dabaaldegayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Madaafiic Ku Dhacday Xaafado Ka Tirsan Degmada Wadajir Sida ay sheegayaan dadka deegaanka, illaa Saddex Hoobiye ayaa goor dhow ku dhacay xaafado ku dhow Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaare dhaawac ah. Inta la xaqiijiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaanbax Loogu Dabaaldegayo 1-da Luulyo Oo Ka Socda Muqdisho Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Garoonka Kubadda cagta ee Koonis waxaa ka soconaya Banaanbax weyn oo loogu dabaalgedagayo munaasabadda Kowda Luulyo oo ah markii ay gumeystaha Talyaaniga ka xoroobeen gobollada Koonfureed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirrada Goobjoog: 2 Muuqaal Oo Ku Cusub 1da Luulyo Saaka waa 1da Luulyo, maalinta xuriyadda gobollada Koonfureed ee Soomaaliya iyo midnimada, sida caadada u ah dowladda federaalka ah waxaa u xiran jidadka ugu waaweyn magaalada Muqdisho. Sidaas ay tahay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Admiral Khaliif Idiris Oo Ka Sheekeynaya Maalmaha Xorriyadda Iyo Halgankii La Galay Admiral Khaliif Idiris Cismaan oo ka mid ah waayo u joogga Soomaaliyeed ayaa isaga oo wareysi siiyey Goobjoog News, wuxuu sharaxaad dheeraad ah ka bixiyey muhiimadda ay leeyihiin maalmaha xorriyadda,…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka 58 Sano Kadib 1-da Luulyo: Aaway Xorriyaddii Iyo Midnimadii Soomaaliya? Maanta waa 1da Luulyo, waa maalintii xuriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waa xanuun iyo nasiib darro ah in 58 sano kadib ay Soomaaliya shisheeye joogaan, midnimo aanay jirin oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Madaxweyne Farmaajo “Xuska Maalmaha Gobonnimada Waxa Uu Na Barayaa In Aan Dhisan Karno Mustaqbal Qurux Badan” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 58-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koonfureed iyo israacii labada qeybood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Cadaaladda Oo Ugu Baaqday Xarunta CID-da In Si Sinaan Ah Ay U fiiriso Dacwadaha Shacabka Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in xilligaan uu jiro isbedel iyo horumarin lagu sameeynayo Cadaaladda iyo garsoorka dalka, taasi oo ah in qof walba uu…