2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Yariisow Oo Baabi’iyey Heshiisyadii Horey Loogu Bixiyey Jardiinooyinka Guddoomiyaha gobolka Banaadir, C/raxmaan Yariisow ayaa wareegto ku baabi’iyey dhammaaan heshiisyadii hore ee lagu bixiyey Jardiinooyinka magaalada Muqdisho. Wareegtada ayaa sidan u qorneyd: Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Wadada Isku Xirta Gaalkacyo Iyo Wisil Oo Meel Wanaagsan Maraya Waxaa xilligaan meel wanaagsan maraya dhismaha wejiga Labaad ee wadada isku xirta magaalada Gaalkacyo iyo Wisil, iyadoo dhismahan wadadan gacanta ay ku hayaan guddiga GOB. Guddiga GOB ayaa bulshada la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Baardheere Oo Xilka Laga Qaaday Wareegto kasoo baxday wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Jubbaland ayaa xilka waxaa looga qaaday guddoomiyahii degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Waxaa wareegtadan lagu sheegay in xilka laga qaaday guddoomiye C/laahi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Sheegay In La Dhaqangelinayo Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Golaha Amniga Ee Baydhabo Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir-gudoomiyay kulanka Tubta siyaasadda loo dhanyahay oo looga hadlayay dabagalka iyo dhaqan gelinta qodobbadii kasoo baxay shirkii amniga Qaranka ee…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Jaamacadda City Oo Qalin Jabinta Dufcadii 1aad U Dhigtay Xaflad Weyn, Akhriso Khudbadihii Mas’uuliyiinta Sabtidii(June 30, 2018), waxaa caasimadda Muqdisho lagu qabtay xafladda qalin jabinta dufcadii 1aad ee Jaamacadda City, taas oo ardey 100 dhan ka qalin jabiyeen shahaadada heerka 1aad(Bachelor) ee culuumta kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Oo Sheegtay In Ay Ku Guuleysatay In Sacuudiga Uu Xayiraadda ka Qaado Xoolaha Soomaaliya Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ayaa sheegtay inay ku guuleysatay in dowladda Sacuudiga ay xayiraadda ka qaado dhoofinta xoolaha Soomaaliya. Nuur Maxamad Xasan Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wajiga Labaad Ee Dib U Eegista Dastuurka Oo Muqdisho ka Furmay Guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka ayaa Muqdisho ka daah furay wajiga labaad ee ee dib u eegista dastuurka KMG ah. Kulanka waxaa ka soo qeyb-galay xubnaha uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Waajid Oo Laga Soo Sheegayo Waxbarasho La’aan Degmada Waajid ee gobolka Bakool kana mid ah degmooyinka ay go’doomiyeen Al-shabaab ayaa laga soo sheegayaa waxbarasho la’aan. Degmada Waajid waxaa ku yaallo hal Iskuul oo lagu magacaabo Waajid Iskuul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo War Kasoo Saartay Hoobiyeyaal Ku Dhacay Degmada Wadajir Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysa Hoobiyeyaal shalay ku dhacay xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo khasaare geystay. War-saxaafadeed kaasoo baxay dowladda, laguna baahiyey warbaahinta DFS ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxda Ugu Sarreysa DFS Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Dowladda Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdiga ka socday Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti oo Muqdisho kaga qeyb galay xuska maalinta xorriyadda…