1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Kenya Warbaahinta Gudaha ayaa sheegtay in 9 qof ay dhinteen, halka 20 kalena ay dhaawacmeen ka dib markii ay isku dhaceen gaari Xamuul ah iyo mid dadweyne shilkaas oo ka dhacay subaxnimadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gaalkacyo Oo Maaro u La’ Ganacsatada Maamulka magaalada Gaalkacyo ee dhanka Galmudug ayaa sheegay in ay maaro u la’ yihiin ganacsatada magaaladaasi, kadib markii ay soo badatay diidmada lacagta shilinka Soomaaaliga. Xirsi Yuusuf Barre oo ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Dalacsiiyey Saraakiil Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa waxa uu Xarunta Madaxtooyada ugu sameeyay casho sharaf Guddigii Qabanqaabada Munaasabadihii 26ka Juunyo iyo 1-da Luuliyo. Madaxweyne Farmaajo oo hadal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Magacaabay Guddiga Xaquuqul Insaanka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay guddi Xaquul Insaan oo ka kooban 7 xubnood. Guddigan ayaa shaqadiisa waxay tahay arrimaha la socodka Xaquuqul insaanka waxayna kala yihiin. Maxamed Baaruud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi ka Socda Qatar Oo Muqdisho U Yimid Kormeerka Dekadaha La Dhisayo Wafdi ka socda dawladda Qatar oo maanta soo gaaray Muqdisho ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Xukuummada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ay ka wada hadleen horumarinta dekadaha Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM OO Raalli-gelisay Hoggaanka Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Federaalka Ah Madaxa AMISOM Ambassador Francisco Caetano Jose Madeira ayaa kulan uu la qaatay hoggaanka aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah sheegay sida ay u ixtiraamayaan hoggaanka aqalka sare iyo dadka Soomaaliyeed.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Koofurta Suudaan Oo Soo Jeedineysa Hindise Sharciyeed Mudada Madaxtinnimo Loogu Kordhinayo Salva Kiir Xukuumadda Koofurta Suudaan ayaa soo jeedisay hindise Sharciyeed loogu kordhinayo madaxweyne Salva Kiir xilkiisa, waxaana loogu darayaa saddex sano oo kale. Tallaabadan ayaa waxaa ka soo horjeestay xoogagga Mucaaradka waxayna…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobbo Ay Soo Saareen Xubnaha Guddiga Maalgashiga Shesheeye Kulankaan maanta ay iskugu yimaadeen xubnaha guddiga maalgashiga shesheeye ayaa looga doodey 8 qodob oo muhiim u ahaa fadhigoodan oo bishiiba mar qabsooma,waxaana ka mid ahaa qodobada laga doodey maanta…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka WASAARADDA BOOSTADA IYO ISGAARSIINTA OO KA WARBIXISAY DHISMAHA HAY’ADDA ISGAARSIINTA QARANKA Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa ka warbixiyay guulaha laga gaaray dhismaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo dhowaan loo sameeyay Hay’ad Maamul (Borad of Directors), taasoo ahayd tallaabo kale oo loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Shacab Banaanbax Ka Bilaabay Gaalkacyo Shacab aad u badan ayaa goor dhow waxay banaanbax ka bilaabeen xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, waxaana ay kasoo horjeedaan dadkan diidamada lacagta shilin Soomaaliga.…