1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga Oo Cambaareysa Weerarkii Otto Otto War qoraal ah oo kasoo baxay wasaardda arrimaha dibadda ee dowladda Turkiga ayaa si kulul waxaa loogu cambaareeyey weerarkii shalay ay Al-shabaab ku qaadeen xarunta Otto Otto ee magaalada Muqdisho,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy Axmed Oo Maanta Tagaya Eritrea Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah uu booqasho ku tago magaalada Asmara ee xarunta wadanka Eritrea. Booqashadan oo ah mid taariikhi ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Dhaawacyada Halista Kasoo Gaaray Weerarkii Otto Otto Oo Dibadda Loo Qaadayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo taliyaha ciidanka Booliiska ayaa xalay booqday cisbitaallada lagu daweynayo dadkii ku dhaawacmay weerarkii aragagaxisadu ay la beegsadeen xarunta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Falaqeyn: Aqoonyahanno Taageeray Hadalkii Baarlamaanka Midowga Yurub Siyaasadda dalka ayaa la sheegaa in farogelin ay ku hayaan qaar ka mid ah wadamada Caalamka gaar ahaan dowladaha Khaliijka. Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa ku lug lahaa khilaafka siyaasadda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax xooggan ayaa goor dhow wuxuu ka dhacay isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Wararka ay heleyso Goobjoog News, ayaa waxay sheegeyaan in qaraxan uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ka Hadlay Awoodda Dhallinyarada Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo xalay soo xiray Shirweynaha 3-aad ee Hoggaanka iyo Hal-abuurka oo lagu qabtay Muqdisho ayaa sheegay in xoogga, maskaxda, dhaqaalaha iyo awood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaari Ciidan Oo Qof Shacab Ah Ku Jiiray Muqdisho Gaari ciidan oo ah nooca loo yaqaan Cabdi Bilaha ayaa qof shacab ah wuxuu ku jiiray wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Qof ka dhowaa halka shilkan uu ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Booqasho Ku Tagay Carta, Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa gaaray Carta oo ah magaaladii marti galisay shirkii dib-u-heshiinta Soomaaliya ee lagu yagleelay Dowladdii kumeel…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Yurub : Sacuudiga Iyo Imaaraadka Waxaa Ay Soomaaliya Ku Ciqaabeen Mowqifkeeda Dhex-dhexaadka Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa la sheegayaa in todobaadkan ay qaraar ka soo saareen arrimaha Soomaaliya iyaga oo Riyadh iyo Abu-dhabi ku cambaareeyay sida ay ula dhaqmaan Muqdisho Baarlamaanka midowga Yurub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Djibouti Oo Laga Hirgeliyay Zone Ganacsi Oo Xor Ah Waxaa ka furmay magaalada Djibouti Madasha dhaqaalaha Afrika iyo shiinaha waxaana ka qeyb-galaya Madax ka tirsan qaaradda Afrika. Madaxda ka qeyb-galaya madasha Dhaqaalaha Afrika iyo Shiinaha waxaa ka mid ah…