2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadaha Dalka Oo Loo Soo kordhiyey Nidaam Cusub Oo Ay Ku Shaqeynayaan Daahfurka hanaanka galdacwadeedka Electarooniga ah ayaa lagu wadaa in uu beri oo Arbaco ah uu dhaqan galo, habkan ayaa ah mid casri ah oo lagu keydinayo galalka dacwada si Electarooni…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sidee Lagu Heli Karaa Biyo Nadiif Ah Oo Macaan? Ceelasha biyaha laga cabo ayaa ahaa kuwo habab kala duwan ay uga faa’ideysan jireen dadka, xilligii dowladdii dhexe waxaa jirtay Wakaaladdii biyaha, biyaha dadka ay cabaana waxay ka imaan jireen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SONNA OO Deeq Lacageed Ka Heleysa Dalka Shiinaha Sida ay qortay Xinhua, dalka Shiinaha ayaa Isniintii sheegay inuu deeq lacageed siin-doono wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA. Lacagtan oo tiro ahaan lagu sheegay $22,600 , waxaa wax looga qaban-doonaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaarinta Erdogan Kadib, Akhriso Isbadallada Cusub Ee Turkiga Dhaarinta Madaxwene Recep Tayyip Erdogan kadib, dalka Turkiga waxaa uu galay marxalad cusub, waxaa uu noqday Nidaam Madaxweyne, waxaa uu nidaamkiisa maamul u wareegayaa gebi ahaanba mid awoodda ay gacanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Xisaabiyahii Shirkadda Dp World Ee Berbera Oo Is Casilay Wararka la helayo ayaa waxay sheegayaan in uu is casilay Iimaan Yuusuf Iimaan oo ahaa Xisaabiyahii shirakadda DP World ee dekadda Berbera. Iimaan ayaa warqaddii uu isku casilayey u gudbiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Kaxda Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Dabkii Xalay Dab xalay ka kacay Suuqa degmada Kaxda ayaa gabi ahaan baabi’iyay dukaamo ku yaallo halkaasi. Dabka ayaa geystay khasaare hantiyadeed oo weyn waxaana la tilmaamay in Dukaamo badan oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Wasiir Xilka Ka Qaaday Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu xilka kaga qaaday wasiirkii wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta. Wasiir Xasan Macallin Xuseen ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga 5-aad Ee Baarlamaanka Koofur Galbeed Oo Ka Furmay Baydhabo Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa furay Kalfadhiga shanaad ee baarlamaanka Koonfur Galbeed,isaga oo sheegay in Muhiim ay tahay in Xildhibaannada ay ansixiyaan Shraciyada horyaalla si doorasho ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Baardheere Oo Bilaabaya Tacbashada Dalagga Beeraha Ku dhowaad Lix Boqol oo qoys kana mid ah beeraleyda Waraabka degmada Baardheere iyo qaar ka mid ah tuulooyinka hoos yimaada ayaa la gudoonsiiyey gargaar ka kooban noocyada kala duwan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Oo Xiray Waddooyinka Muqdisho Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow waxay xireen waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho. Inkastoo aan la sheegin sababta loo xiray waddooyinkan ayaa hadana waxaa la arkayaa ciidamo badan oo…