1 daqiiqo Sheeko:Dalka EU Oo Sare u Qaaday Kaalmada Bini’aadannimo Ee Soomaaliya Iyo Jabuuti Midowga Yusub ayaa sheegay in sanadkaan 2018 ay sare u qaadeen kaalmada bini’aadannimo ee ay siiyaan Soomaaliya iyo Jabuuti. Qoraal kasoo baxay EU ayaa lagu sheegay in sanadkaan la gaarsiiyey…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Cad: Trump Oo Safiir Cusub U Soo Magacaabay Soomaaliya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa arbacadii safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya kadib markii in muddo 9 bil ah safaaradooda Soomaaliya ay safiir la’aan aheyd. Mr, Trump waxaa uu safiirkiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Kalfadhiga Afaraad Ee Baarlamaanka Oo Maanta Furmaya Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabelle uu ka furmo Kalfadhiga Afaard ee baarlamaanka maamulkaasi. Shalay ayeey ahayd in kulankan Kalfadhigan uu furmo, hase…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Oo Deeqaha Soomaaliya Gaarsiiyay €89.5 million Midowga Yurub ayaa sheegay in deeqaha banii’aadnimo ee Soomaaliya uu sanadkan gaarsiiyay €89.5, waxaa kale oo jirta in qoonda wax laga siinayo Djibouti. Deeqdan waxaa ay imaaneysaa maalmo ka hor…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Saxaafadeed: Guddiyada Dib-u-eegista Dastuurka Oo Ka Shaqeyn La’ Gacmo Aan Dastuuri Aheyn Guddiyada dib u eegista dastuurka oo kala ah: guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka ee BFS iyo guddiga madaxabannaan ee dib u eegista dastuurka oo maanta war…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Qalbi-dhagax: Waxaan Gartay Dhibaatadan Cidda ii Geystay Inay Ahaayeen Ashkhaas Aan Damiir Laheyn Cabdikarim Muuse Qalbi-dhagax oo ka hadlayey todobaadkan xarigiisa ayaa ugu horeyntii u mahadceliyay baarlamaanka Soomaaliya. Cabdikarim oo arrintaas ka hadlayo waxaa uu yiri”Waxaan jeclahay inaan Xuso Madaxda umadda Soomaaliyeed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UAE Iyo UNSOM Oo Ka Wadahadlay Xaaladda Soomaaliya Magaalada Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay safiirka Imaaraadka u jooga Soomaaliya Maxamed Axmed Al-Cuthmaan iyo ergayga gaarka ee xoghayaha guud Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating, iyaga oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kasoo Baxay Shirkii IGAD Ee Jabuuti? Dalka Jabuuti waxaa lagu soo gabagabeeyey shir ay ku lahaayeen wadamada xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD, iyadoo shirkaan arrimo muhiim ah looga hadlay. Maxbuub Macallin, xoghayaha guud ee IGAD…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Ka Dhacay Muqdisho Shil gaari ayaa saakay ka dhacay nawaaxiga Buundada dhanka degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Gaari nooca raaxada ah oo kayimid dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo Oo laga Dareemayo Qiimo Koror Ku Yimid Shidaalka Magaalada Kismaayo waxaa laga dareemayaa sare u kac dhanka Shidaalka ah caqabaddaan ayaa hadda waxaa ay soo wajahday gaadiidleyda ku dhaqan Kismaayo. Ganacsatada Shidaalka ayaa sheegaya in Shidaalka laga keeni…