1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare U Kac Ku Yimid Qiimaha Khudaarta Ee Suuqyada Muqdisho Suuqyada Khudaarta ee magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa qiimo koror ku yimid qiimaha la kala siisto Khudaarta. Ganacsatada Khudaarta iibisa ayaa sheegay in qiima kororka loo sababeynayo in wadada ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada DFS Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Oo Ka Wadahadlay Sidii Loo Dhaqan gelin lahaa Manhajka Cusub Shirka Wasaaradaha Waxbarashada dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul goboleedyada dalka ayaa ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb-galay wasiirka wasaaradda Waxbarashada dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’ado Maxalli Ah Oo Laga Mamnuucay Deegaannada Somaliland Wasaaradda qorsheynta ee Somaliland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey illaa 6 Hay’ad maxalli ah, kuwaasi oo laga mamanuucay iney ka shaqeeyaan deegaannada maamulkaasi. Wasiir ku xigeenka wasaaraddan, Injineer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Lagu Toogtay Syria Ururka la socodka xuquuqda Aadanaha ee dalka Syria islamarkaana fadhigiisu yahay magaalada London ee Ingiriiska ayaa sheegay in nin Soomaali ah, kana tirsanaa Daacish lagu toogtay gudaha Syria. Ninkaan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Sano Kadib Afgambigii Dhicisoobey Ee July 15, Turkiga Oo Barwaaqo Cagta Saaray Maanta waa July 15keeda, waxaa 2bo sano laga joogaa afgambigii dhicisoobey ee Turkiga, kolkaas oo koox ka tirsan askarta dalkaaasi ay sameeyey afgambi dhicisoobay, waxaa uu ahaa afgambigii 7aad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Abuukaate Cabdiwaaxid: Mareykanka Waxaa Uu Doonayaa Xoojinta Siyaasadda Milatariga Ee Soomaaliya Abuukaate Cabdiwaaxid Cabdulahi Warsame oo ka mid ah aqoonyahannada ka faalooda Arimaha siyaasadda dalka ayaa sheegay in Mareykanka uu doonayo in uu dar dargaliyo siyaasaddiisa ku aadan Afrika taasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda G/Banaadir Iyo Tan Racfaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxakamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ka dib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Muxuu Ka Dhigan Yahay Is-afgaradkan Cusub Ee Madaxda Galmudug?! Is-afgaradkii shalay jimcihii ay Villa Somalia ka shaqeysay, una dhaxeeyey dhinacyada Galmudug, waa arrin la soo wada dhoweeyay, laakin waxaa jirto cabsi laga qabo sida Ahlu-sunna ula dhaqmi-doonto hirgelinta arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Soo Dhoweeyey Heshiiska Madaxda Galmudug Xildhibaan Axmed Cabdi Axmed oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo dhoweeyey heshiis ay magaalada Muqdisho ku gaareen madaxda ugu sarreysa Galmudug oo khilaaf xooggan uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adaha Samofal Ee Ka Howlgala Baay Oo La Dhaliilay Xildhibaannno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo kuwo K/galbeed ah ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxay ku dhaliileen waxqabad la’aan hay’adaha Samofal ee…