1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ethiopia iyo Eritrea oo Bilaabaya Duulimaadyo Toos Ah Shirkadaha diyaaradaha ee Itoobiya ayaa todobaadka soo socda bilaabi doona duulimaad toos ah, oo maalinle ah oo ay ku tagayaan Asmara. Duulimaadyada waxaa ay Isugu jiraan rayid iyo xamuul, sidaas…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Waxaa Naga Go’an In Aan Beegsanno Taladda Saxda Ah” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeeyb qaatay guddoominta Madasha Iskaashiga Soomaaliya ayaa sheegay in dadka Soomaaliyed ay maanta haystaan fursad taariikhi ah oo ku aaddan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalal Sheegay Iney Maalgashanayaan Soomaaliya Magaalada Brussels waxaa ku dhammaaday shir si gaar ah looga hadlayey arrimaha ganacsiga Soomaaliya, waxaana ka qeybgalay wasaaradda ganacsiga DFS, ganacsato Soomaaliyeed, kuwo ajaaniib ah, dowladanaha daneeya maalgashiga Soomaaliya, iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobbada Ugu Muhiimsanaa Ee War Murtiyeedka Shirka Brussels Shirka 2-bada maalmood Brussels uga socday Soomaalida waxaa ka soo baxay war murtiyeed ka kooban 82 qodob kuwaas oo ka hadlayey arrimaha amniga, dhaqaalaha iyo Banii’aadnimada. Hadaba, Akhris0, Qodobada Ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Waratada Oo Cabasho Ka Ah Gaadiidka Ganacsatada wax ku iibiya hareeraha waddooyinka ayaa inta badan waxaa ay la kulmaan dhibaatooyin xoog leh oo uga yimaada dhanka baabuurta isticmaasho wadada. Ganacsatada ayaa sheegaya in nolol maalmeedkooda ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Yar Yar Ee Soomaaliyeed OO Lagu Maalgelin Doono $10m Shirkadaha yaryar iyo kuwa dhex-dhexaadka ah (SMEs) ee Soomaaliya ayaa hadda heli doona caasumaada si ay u kobciyaan ganacsigooda iyadoo ay ugu wacan tahay maalgalin cusub oo $ 10 Milyan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 158 Muhaajiriin Ah Oo Laga Badbaadiyey Xeebaha Liibiya Ciidamada badda dalka Liibiya ayaa badbaadiyey muhaajiriin Africaan ah oo doon ay la socdeen ku cilladowday xeebaha dalkaasi. Ayuub Qaasimi oo ah afhayeenka ciidanka badda dalka Liibiya ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Culimada Soomaaliyeed Kala Hadlay Arrimaha Amniga Iyo Xajka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa xalay wuxuu kulan la qaatay culimada Soomaaliyeed waxaana uu kala hadlay arrimo ku aadan xajka iyo ammaanka. Ugu horreyn, Ra’iisul wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta 2aad Iyo Ajendaha Shirka Brussels, Akhriso Magacyada Madaxda Hadleysa Brussels Waxaa maalintii 2aad ka soconaya shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, shirkan waxaa xoogga lagu saarayaa arrimaha siyasadda, amniga iyo dhaqaalaha. Maanta waxaa lagu wadaa in shir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Brussels Oo Maanta Ku Eg Maanta ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium waxaa lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo shalay magaaladaasi ka furmay. Waxaa shirkaan ka qeybgalaya dowladda federaalka…