1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Xasilinta Oo Laga Qaadey Jidadka Muqdisho Iyada oo loo hoggaansamo go’aankii amniga qaranka ee ahaa in jidadka Muqdisho la furo, waxaa saaka caadi ah oo furan dhammaan jidadkii ay ciidamada joogeen. Koonfurta Muqdisho, isgoyska Debka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Faysal Cali Waraabe Umaan Dirsan Brussels, Waana La Isku Noqonayaa Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay shirkii Soomaalida ee dhowaan kusoo dhammaaday magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka. Waxa uu sheegay in dhankooda aanay wax shaqo ah ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Faysal Cali Waraabe Oo Goobjoog News Uga Warbixiyey Wixii Ay Ka Wadahadleen Isaga Iyo Madaxweyne Farmaajo Siyaasi Faysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland ayaa ka warbixiyay kulan uu dhowaan Belgium-ka kula qaatay madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Farmaajo. Waraabe oo wareysi siiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Gacanta Ka Gooyey Wiil Dhallinyaro Ah Al-shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay waxay fagaare ku yaalla deegaanka Kuunya Barrow ee gobolka Shabellaha Hoose. Wiilkan gacanta laga jaray ayaa lagu magacaabaa Maadey C/qaadir Cali, waxaana lagu eedeeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Rugta Ganacsiga Soomaaliya Oo Tallaabo Dhaqaalaha Kobcin Karta Ku Sheegtay Jidadka La Furay Rugta Ganacsiga Soomaaliya Ayaa Sheegtay in dhaqaalaha Caasimadda ay wax badan ka badalayso tallaabada ay DFS Jidadka Muqdisho dib ugu Furtay. Xoghaya Rugta Ganacsiga Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi: Qaadan Meyno Deeqaha Caalamka Haddi Cid Naloo-soo marsiinayo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in aanay qaadanayn deeqaha caalamku siiyo Somaliland haddii cid kale loo soo mariyo. Muuse Biixi ayaa yidhi; “Deeq iyo adduun siisan mayno gobonnimadayada…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sooyaalka Amarrada Gobolka Banaadir Ee Aan La Fulin Gobolka Banaadir waxaa uu mar walbo soo rogaa amarro, laakin intooda badan waxaa adag in ay fulaan sababo la xiriira maamul xumo iyo istiratiijiyad la’aan, amarkii lo’da looga mamnuucay jidadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Soomaali Ka Faa’ideysan-doonta Talaalka Dabeesha Waxaa magaalada Lamu, ee dalka Kenya laga bilaabay ololaha talaalka Dabeesha, waxaa ka faa’ideysan doona 21000 oo ay ku jiraan Soomaalida ku nool xadka labada dal. “Waxaa talaalka gaarsiin-doonnaa dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Mooshin Xil Ka Qaadis Ah Oo Laga Gudbiyey Duqa Gaalkacyo Ee Puntland Xildhibaanno ka mid ah golaha deegaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa mooshin xil ka qaadis ah waxay ka gudbiyeen duqa magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland. Xildhibaan Cabdiwaaxid Axmed Maxamed oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal u Badan Soomaali Oo Lagu Qabtay Yemen Doon siddey 160 qof, islamarkaana ka baxday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa lagu qabtay xeebaha dalka Yemen. Saraakiil Yemen ah iyo hoggaamiyeyaal dhaqameed ayaa sheegay in la qabtay…