1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaannada Hirshabelle Oo Bilaabay La Xisaabtan Dhab Ah Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa bilaabay isla xisaabtan dhab ah oo ka bilaabanaya Xildhibaanka illaa meesha ugu dambeysa ee maamulkaasi. Waxaa maalmahan ay xildhibaannada wadaan la xisaabtanka guddiyada baarlamaanka maamulkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rwanda: Kagame iyo Modi Oo Ka Wada Hadlay Iskaashi Difaaca ah, Ganacsiga iyo Beeraha Hindiya ayaa la sheegayaa in $200 million oo hababka deyn qaadashada ah ay ka hirgelisay dalka Rwanda. Arrintan ayaa timid kadib markii wada hadal ay yeesheen madaxweynaha Rwanda Paul Kagame…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Qof Oo Ku Dhimatay Weerar ka Dhacay Nigeria Mas’uuliyiin Nigerian ah ayaa sheegay Maanta Oo Isniin ah in 7 qof ay dhimatay, halka 7 kalana ay soo gaartay waxyeello ka dib markii weerar ismiidaamin ah lala beegsaday gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka B/weyn Oo Shacabka Ugu Baaqay Bixinta Canshuurta Maamulka Magaalada B/weyn ee MaamulKa Hirshabelle ayaa ugu baaqay Shacabka iyo Ganacsatada in bixiyaan lacagaha Canshuurta si bulshada wax loogu qabto. Duqa magaalada B/weyn Cali Cabdi Sandheere ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating: Mustaqbalka Soomaaliya Waxaa Uu Ku Jiraa Gacanta Soomaalida Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating oo maanta ka hadlayey madal ay soo qaban-qaabiyeen NUSOJ, loogana hadlayey sida warfaafinta uga qeyb-qaadan karo baahinta dowladda wanaagga ayaa sheegay in Soomaalida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalluumeysato Lagu La’ Yahay Xeebaha Puntland Wararka laga helayo Puntland ayaa waxay sheegayaan in xeebaha maamulkaasi uu ku dhintey Nin Kallumeysato ahaa, iyadoo sidoo kale la la’ yahay Shan kale oo isaga la socotay, waxaana ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Bangiga Dhexe Oo Xeer Ka Soo Saarey Lacago Badan Oo Soo Gala Ama Lala Baxo Bangiga dhexe ee Somaliland ayaa soo rogay xeer cusub oo lagu xoojinayo siyaasadda la socodka xaddiga lacagta soo galaya ama ka baxa Somaliland. Shakhsiyaadka iyo shirkadaha waxaa la faray in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Hiiraan Oo Lagu Wareejiyey Maxaabiis Laga Soo Daayey Puntland Maamul goboleedka Hirshabelle ayaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxay kusoo bandhigeen Afar Maxaabiis ah oo laga soo daayey xabsiyo ku yaalla Puntland, kuwaa oo xirnaa in ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Garowe Oo Lagu Soo Bandhigey Dhallinyaro La Sheegay Iney Shacabka Dhici Jireen Guddiga amniga gobolka Nugaal oo maanta shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Garoowe ayaa soo bandhigay in ka badan 20 dhallinyaro ah oo ku eedeysan falal dhaca Moobilada ah iyo amni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating Oo Gaaray Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa gaaray taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Bashiir Maxamed Cabdi iyo ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating. Garoonka Gaalkacyo ayaa…