1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magacyada 10ka Ardey ee Kaalimaha Ka Gashay Imtixaanka Shahaadiga ee Wasaaradda Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare dalka ee Sanad dugsiyeedka 2017-2018. Wasaaradda waxaa ay sheegtay in Sanadkaan Imtixaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Dhisay Golaha Dhaqaalaha Qaranka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeeriyay abuurista Golaha Dhaqaalaha Qaranka. Xeerka madaxweyne oo lambarkiisu yahay 98 ayaa qeexaya in madaxweynuhu markii uu arkay Qodobbada 87 iyo 90 ee Dustuurka KMG…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Waxbarshada Federaalka: Ma Jirto Jaamacad Aan Aqoonsannahay Wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa sheegay in wasaaradiisu aaney aqoonsaneen jaamacadaha dalka, isaga oo u sababeeyay tayada iyo in aan weli la wada fariisan. Wasiirka oo wareysi siiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka UK Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Inay U Soo Safraan Ama Joogaan Soomaaliya Xafiiska arrimaha dibadda iyo Commonwealth ee dalka Ingiriiska ayaa kula taliyey muwaadiniintooda in aaney u soo safrin Soomaaliya oo ay ku jirto Somaliland. Waxaa kale oo qoraalka lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Saameyn Sidee Ah Ayuu Soomaali Ku Yeelan Karaa Kulankii Madaxda Imaaraadka, Itoobiya Iyo Eretria? Shalay, magaalada Abu Dhabi waxaa kulan ballaaran ku yeeshay madaxda ugu sarreysa ee dalalka Itoobiya, Eretria iyo Imaaraadka, iyaga oo ka wadahadlay arrimo badan oo ku saabsan xiriirkooda iyo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shirka Caalamiga Ah Ee Waxbarashada Sare Oo Maanta Ka Furmay Muqdisho Muqdisho, July 24, 2018 –Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta daah-furay shirka caalamiga ah ee waxbarashada sare oo diiradda lagu saarayo hannaanka waxbarashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacad Cali Shire: Rajo wayn baan ka qabaa in Somaliland La Ictiraafo Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo waraysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in rajo wayn uu ka qabo in la ictiraafo Somaliland isla markaana ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Waxaa Dib Loo Howlgeliyey Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa maanta ku dhawaaqay dib u howl-gelinta Hay’adda Tayo-dhowrka iyo badqabka badeecadaha , hey’adda ayaa sidoo kale loo magacaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abu Dhabi: Shir Madaxeed Saddex-Geesood Ah OO Dhex-maray Imaaraadka, Eritrea iyo Itoobiya Magaalada Abu Dhabi waxaa ay marti-gelisay shir saddex-geesood ah, kaas oo ay wada yeesheen dhaxal sugaha Abu Dhabi Maxamed Bin Zaa’yid, Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweyanaha Eritrea Isaias…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ka Socda Deegaanno Ku Dhow Baar Sanguuni, J/hoose Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ayaa waxay maanta howlgallo ballaaran ka wadaan deegaanno ku dhow deegaanka Baar Sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose. Wararka ay heleyso Goobjoog News, ayaa…