1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xeerka Kufsiga Oo Mar Labaad La Ansixiyay Golaha wakiillada ee Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta mar labaad ansixiyay xeerka kufsiga iyo tacaddiyada kale ee la xidhiidha. Ansixintan labaad ee Xeerka Kufsiga ayaa timid ka dib markii ay wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Garoowe Goor dhow waxaa magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal gaaray wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre. Garoonka Garoowe waxaa kusoo dhoweeyey mas’uuliyiintan madaxda sare…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Imaaraadka oo Raalli galin ka Sugeysa Dowladda Soomaaliya Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda ee Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE), Dr. Anwar Gargash ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku xadgudubtay dowladdiisa markii ay la wareegtay lacag 9 milyan oo dollar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Socdaalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Ee Magaalada Garoowe Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta oo Axad ah la filayaa inuu tago magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Waxaa Garoowe guud ahaan laga dareemayaa diyaargarowga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Isaias Afwerki Oo Ka Wadahadlay Xiriirka Labada Dal, Dhaqaalaha Iyo Ammaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya ayaa wada hadallo la yeeshay dhiggiisa dalkaas Mudane Isaias Afwerki…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho Oo Laga Hirgaliyey Mashruuca Cabitaanka Wareegga Magaalada Muqdisho waayihii dambe waxaa ku soo badanayay hal abuurka ganacsi oo ay la imaanayaan dadka, hadda waxaa magaalada ku soo kordhay hal abuur cusub oo ah Mootada Wareegta taasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanka Baarey Oo Aan Laheyn Adeegyada Asaasiga Ah Tuulada Baarey ee hoostagta Magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabelle waxaana degan ku dhowaad kun qof oo xoolo dhaqato ah . Tuulada ayaa leh Ceel-biyood Iskuul Waxbarasho iyo Xarun Caafimaad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Dhibaatada Ay Ciidamada Kenya U Geysteen Shirkadda Hormuud Dadweyne ku nool gobolka Gedo ayaa maanta dibad-bax halkaasi ku dhigay iyaga oo ka cabanaya sida ay sheegeen dhibaato ay ciidamada Kenya ka geysteen deegaannada Buusaan, Geriley, Ceel-waaq, Dhamaso, Khadiijo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Ciidamo Hoygiisa Kala Baxay Wariye Ka Tirsan Radio Wanlaweyn Askar la sheegay in loo maleynayo iney ka tirsan yihiin ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay hoygiisa xilli dambe oo xalay ah kala baxeen wariye Ismaaciil Yuusuf oo ka howlgalayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Eriteriya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw u ambabaxay magaalada Asmara ee dalka Eriteriya halkaas oo ay uga bilaabanayso booqasho rasmi ah oo qaadaneysa muddo 3 maalmood…