2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh “Madaxda DFS Dib Ha u Eegaan Mowqifka Ay Ka Qaateen Arrimaha Jabuuti iyo Eritrea” Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Facebook waxa uu kaga hadlay hadal dhowaan kasoo yeeray dowladda Jabuuti ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada DFS Oo Maanta Ku Shiri Doona Garoowe Golaha wasiirada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa la filayaa in ay ku shiraan magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Gelinkii dambe ee shalay waxaa magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas: Dekadda Garacad Ma Noqon Doonto Mid Degmo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/weli Cali Gaas ayaa dhagax dhigay dhismaha dekadda Garacad ee gobolka Mudug. Kharashka ku baxaya dhismaha dekadda ayaa waxaa bixinaya Shacabka gobolka waxaana ka hadlay munaasibadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO: ONLF Oo Faah Faahisay Kulankii Dhexmaray Madaxweyne Farmaajo Iyo Guddoomiyahooda Ururka ONLF ayaa qoraal uu soo saaray faah faahin dheer kaga bixiyey kulankii magaalada Asmara ee xarunta wadanka Eritrea ku dhexmaray madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Djibouti Oo Farmaajo Ku Eedeysay Inuu Taageero Indho La’aan Ah Siiyay Eritrea Qoraal ka soo baxay safaaradda Djibouti ee Soomaaliya ayaa wax lala yaabo ku tilmaantay sida ay Soomaaliya u codsatay in cunaqabateynta laga qaado Eritrea iyo taageerada indho la’aanta ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Maxaa Ka Soo Baxay Booqashada Wasiirka Gashaandhiiga Ingiriiska? Waxaa talaadadii Muqdisho booqasho aan la shaacin ku yimid wasiirka gashaandhigga Ingiriiska GAVIN Williamson isaga oo kullamo la qaatay mas’uuliyiinta Soomaalida, AMISOM iyo ciidamada UK halkan ka jooga. Gavin Williamson waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirkii Waxbarashada Oo Goobjoog Uga Jawaabaya Qaabka Loo Ceyriyay Iyo Hadalkiisa Jaamacadaha Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan oo nagu soo booqday Goobjoog News ayaan wax ka weydiiney qaabka loo ceyriyay, hadalkii uu ka dhahay Jaamacadaha,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Mudug Oo Ka Hadlay Suurtagalnimada Dhismaha Dekadda Garacad Waxgaradka gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa aragti kala duwan ka dhiibtay qorshaha maamulka Puntland uu ku doonayo inuu dekad kaga dhiso deegaanka Garacad ee gobolkaasi. Nabadoon Yaasiin Cabdisamad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoos U Dhac Ku Yimid Khudaarta Lagu Iibiyo Suuqyada Muqdisho Waxaa hoos u dhac ballaaran laga dareenayaa nuucyada kala duwan ee Khudaarta taasi oo lagu iibiyo Suuqyada Magaalada muqdisho . Dadka iibiya Khudaarta ayaa sheegaya in qiimaha Khudaarta hadda laga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Sameeyay Xil ka Qaadis Iyo Magacaabis Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta wareegto uu soo saaray waxaa uu xilalkii uga qaaday mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumaddiisa halka uu magacaabay kuwo kale. Haddaba Wareegtada uu soo saaray…