1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Sh/hoose Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay guddoomiyaha maxkamadda gobolka Shabellaha Hoose ee maamulkaasi. Shariif Xasan ayaa xilkaan u magacaabay Saciid Cumar Xasan Zubeyr, wuxuuna sheegay inuu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya: Ciidamada Federaalka Ah Oo La Wareegay Jigjiga Si Looga Hortago Dabka Cabdi Iley Ee Kilinka Soomaalida Ciidamada federaalka Itoobiya ayaa maanta la wareegay magaalada Jigjiga, oo ay ku jiraan xarumihii dowladda iyo baarlamaanka si looga hortago, laguna demiyo colaado uu ka dhex abuurayo Cabdi Iley qabiilada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lithuania Oo Deeq Lacageed U Soo Direysa Soomaaliya Wasaaradda arrimaha dibadda Lithuania ayaa sheegtay inay EUR 60, 00 ugu talo-gashay arrimaha banii’aadnimada ee dalal badan oo caalamka ah. Lacagtaas EUR 20, 000 waxaa loo qoondeeyey dalka Suuriya, iyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Booqanaya Boosaaso Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo safar ku maraya deegaanno ka mid ah Puntland ayaa la filayaa in maanta uu gaaro magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Duqeyn Uu Mareykanka u Geystay Al-shabaab Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn cirka ah oo ay fuliyeen August 2, waxaa ay sheegeen inay ku dileen 4 ka tirsan Al-shabaab, sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe Oo Lagu Qabtay Munaasabadda 20 Sano Guuradii Kasoo Wareegtay Aas-aaska Puntland Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo xalay ka qayb galay munaasabadda xuska 20-sano guurada dawlad gobaleedka Puntland oo lagu qabtay magaalada Garowe ayaa Shacabka iyo madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Admiraal Khaliif Idiris “Jabuuti Raali Haka Noqoto Hadalkii Madaxweyne Farmaajo” Sarkaal hore, Admiraal Khaliif Idiris oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in shacabka iyo dowladda Jabuuti ka raaligelinayaa hadalladii ay ka caroodeen ee madaxweyne Farmaajo ka sheegay magaalada Asmara…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare: DFS Ha Qanciso Dowladda Jabuuti Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka dalbaday dowladda federaalka Soomaaliya in ay degdeg ku xalliso mad madowga soo kala dhexgalay dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti, kaasi oo ka dhashay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiyada Daljir, Wadajir, Kulan iyo Horusocod Oo Farmaajo Ka Dalbaday Inuu Raalli-geliyo Djibouti Xisbiyada kala ah Wadajir, Daljir, Kulan iyo Horusocod ayaa warsaxaafadeed ka soo saarey baaqii uu madaxweyne Farmaajo kaga dalbaday Qaramada Midoobay In Eratariya Cunaqabateynta Saaran Laga Qaado, iyaga oo Farmaajo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Ka Hadley Qaraxii Buuhoodle Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhambaal tacsi ah u diray dadkii ay waxyeelladu ka soo gaadhay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Buuhoodle. Madaxweynaha ayaa laamaha ammaanka ku adkeeyay in…