3 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Lacago Malaayiin Doollar Ah Oo La Lunsaday Sanadkii 2017 Guddiga Ilaalinta iyo dabagalka Hantida ee golaha wakiillada Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta sheegay in shakhsiyaad iyo masuuliyiin ka tirsanaa xukuumaddii hore ee Somaliland ay lunsadeen hanti iyo lacago kala duwan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Colaadda Tukaraq Halagu Bedalo Nabad” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa isaga oo ku sugan magaalada Garoowe waxa uu ku baaqay in nabad lagu bedalo colaadda deegaanka Tukaraq ee u dhaxeysa Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Geelle: Mowqifka Dowladda Soomaaliya Ee Qalbi Dhagax Waa kii Muqdisho Ay Ku Gaareen Baarlamaanka Soomaaliy Madaxweynuhuna Uu Taageeray Daahir Maxamuud Geelle wasiirka wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in arrinta Qalbi Dhagax kaga aadan dowladda Soomaaliya ay tahay go’aankii Muqdisho ay ku gaareen baarlamaanka Soomaaliya Madaxweynuhuna uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Golaha Wakiillada Oo Ansixiyay Guddiga Xuquuqul Aadanaha Golaha wakiillada ee baarlamaanka Somaliland ayaa maanta ansixiyay guddidag xuquuqul aadanaha oo ka kooban 7 xubnood, kuwaas oo uu dhowaan soo magacaabay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Ururada u doodda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Eritrea Oo Afar Qodob Ku Heshiiyey Goor dhow waxaa lasoo saaray war-murtiyeed ku saabsan heshiiskii ay gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Eritrea kadib booqasho rasmi ah oo dalkaasi uu ku tagay madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaaliya, Maxamed C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhadhaab: 77,646 Qoys Oo Gargaar La Gaarsiiyay Hey’adda Boqol Salmaan ee arrimaha gargaarka iyo banii’aadnimada ee KSRelief ayaa xerada qaxootiga ee Dhadhaab gaarsiiyay 1,200 Tan oo cunto ah. Sida la sheegay barnaamijkan waxa ka faa’odeysanaya 77,646 qoys…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Baaqay In Xayiraadda Laga Qaado Eritrea Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa isaga oo saxaafadda kula hadlayey magaalada Asmara ee dalka Eritrea waxa uu ku baaqay in dalkaasi laga qaado xayiraadahada saaran. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kiboora Oo Noqotay Meel Loo Dalxiis Tago Xeebta Kiboora ee Magaalada Kismaayo ayaa noqotay goob loo dalxiis tago, waxaa Maalmaha Khamiista iyo Jimcaha u dalxiis taga bulshada ku dhaqan Kismaayo iyaga oo halkaasi u taga in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mahdi Guuleed: Waxaa Soo Wadnaa Xisbi Oo Madaxweynaha Uu Hormuud Ka Yahay Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guuleed Qatar oo Maanta Khudbeynayay ayaa sheegay in ay soo wadaan Xisbi weyn oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Farmaajo. Waxaa uu tilaamay in Xisbigaan uu noqon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Naafada Ku Dhaqan Garbahaarey Oo Cabasho Ah Naafada ku dhaqan degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay ka cabanayaan noolol xumo iyo daryeel ’aan ku heysto xeryaha ay deggan yihiin. Waxyaabaha ay sida gaarka ah…