1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Cadaaladda K/galbeed: Shacabka Kuma Qanacsana Xukunnada Ay Maxkamadaha Ridaan Wasaaradda cadaaladda iyo garsoorka ee maamulka K/galbeed ayaa sheegtay in shacabka Soomaaliyeed aanay ku qanacsaneyn xukunnada ay fuliyaan maxkamada dalka. Wasiiirka wasaaraddan Xasan Ibraahim ayaa sheegay in cadaaladda Soomaaliya ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Oo DFS Ka Dalbatay Badbaadinta Nafta Iyo Hantida Ganacsatada Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ayaa dowladda federaalka Soomaaliya waxay ka dalbatay iney badbaadiso nafta iyo hantida ganacsata Soomaaliyeed. Xoghayaha rugtan ahna guddoomiyaha rugta ganacsiga ee Jubbaland Shaafi Raabi Kaahin ayaa wareysi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Culimada Soomaaliyeed Ku Diideen Xeerka Ladagaalanka Kufsiga Ee Xukuumadda Kheyre? Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ka soo horjeestay Xeerka Ladagaalanka Kufsiga iyaga oo ka soo saarey qodobo badan oo ay ka cabanayaan, waxaa ay la kulmeen ra’isul wasaare Kheyre iyo guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi:Wasiirradaydu Ma Qayilaan Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka qayb-galay xafladdii qalin jabinta dufcaddii 17aad ee jaamacadda Camuud ayaa sheegay in golihiisa wasiirradu ay u badan yihiin dhallinyaro dalka gudihiisa wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo Oo Looga Dhawaaqay Urur Qareen Magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka ayaa looga dhawaaqday ururka qareennada Madaxa banaan kuwaasi oo dadka ka caawin doona helidda adeegga garsoorka . Daahir Maxamed Cali oo xogheyaha ururkan ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Wasiirro Hore Oo Diidan Musuq-maasuq lagu Eedeeyay Guddida ilaalinta iyo daba-galka hantida ee golaha wakiillada Somaliland ayaa todobaadkii hore (31.July.2018) waxay soo saareen warbixin dheer oo ay ku sheegeen in hanti malaayiin doollar ah ay dhaceen masuuliyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Kheyre Oo Shir Uga Qeybgalaya Sudan Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan si ay uga qayb galaan shir ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro Cusub Oo La Magacaabay Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa lagu magacaabay Wasiirro cusub. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne Oo Laga Bilaabayo Qaadista Canshuurta Maamulka magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in magaaladaasi ay ka bilaabi doonaan maalmaha soo aadan qaadista lacagta canshuurta. Cali C/qaadir Sandheere Duqa magaalada Baladweyne ayaa sheegay in shir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Bashiir “Safarkii Madaxweynaha Ee Eritrea Lagama Fiirsan” Aqoonyahan Bashiir C/qaadir oo ka faalooda arrimaha siyaasadda ayaa sheegay in madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo aanu ka fiirsan safarkii uu ku tagay magaalada Asmara ee dalka…