2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasare Kheyre Oo Shaqadii Ka Joojiyey Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibadda Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta waxa uu shaqo joojin ku sameyey wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Mukhtaar Mahad Daa’uud. C/raxmaan Yuusuf Alcadaalla, agaasimaha wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Ku Riddey Askar Ka Tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Maxkamadda darajada Koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa maanta oo Khamiis ah waxay xukun ku riddey Saddex askari oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. Askartan ayaa Labo ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arr. Dibadda Soomaaliya: Sacuudiga Go’aan ay Qaateen oo Aan Ku Taageernay Ma Jiro Amb. Axmed Ciise Cawad Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo wareysi siiyey BBC Somali ayaa sheegay in aanu jirin go’aan ay qaateen Soomaliya oo ay ku taageereen dalka boqortooyada Sacuudiga. Amb.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghayaha Guud Ee Wasaaradda Gargaarka Oo Is Casilay Maxamed Cumar Macallin oo ahaa xoghayihii guud ee wasaaradda gargaarka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey inuu xilkaan iska casilay. Qoraal kooban uu xoghaye Macallin soo dhigay Twitter-ka ayuu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiinta Hiiraan Oo Looga Yeeray Jowhar Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Jowhar ugu yeeray mas’uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan iyo sidoo kale kuwa magaalada B/weyne. Waxa uu Waare u yeeray guddoomiyaha gobolkaasi Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Walaac Laga Muujiyay Ukun La’aan Ka Jirta Hargeysa Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland waxaa maalmihii ugu dambeeyay ka taagnayd Ukun la’aan taasi oo inta badan laga dareemay goobaha laga cunteeyo iyo guryaha Magaalada. Dadka Ukunta aadka u isticmaala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Caddeysay Mowqifkeeda Ku Aadan Khilaafka Sacuudiga Iyo Canada Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u caddeysay mowqifkeeda ku aadan khilaafka ka dhaxeeya dowladaha Sacuudiga iyo Canada. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Itoobiya Iyo Jabhadda OLF Oo Heshiis Kala Saxiixday Magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa heshiis waxaa ku gaaray dowladda Itoobiya iyo Jabhadda OLF oo xarun u ah magaaladaasi. Jabhaddan oo Oromo ah ayaa heshiiska ay la galeen dowladda Itoobiya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Itoobiya Oo Sheegtay In Shacabka DDSI Cabasho Ka Muujiyeen Hoggaankii Maamulkaas Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in isbedalka ka dhacay dhulka Soomaalida Itoobiya uu yahay mid dan weyn ugu jirto shacabka ku dhaqan deegaannada maamulkaasi. Axmed Shidde oo ah wasiirka warfaafinta dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyihii Degmada Baardheere Oo Xilka Laga Qaaday Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland ayaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii degmada Baardheere ee gobolka Gedo C/laahi Nuur Xasan Cadow . Madaxweyne ku xigeenka ayaa…