1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Ka Da’ay Muqdisho Oo Saameeyey Dadka Barakacayaasha Xalay illaa saakay waxaa magaalada Muqdisho ka da’ay roob, kaasi oo saameyn ku yeeshay dadka barakacayaasha ah ee ku nool kaamamka magaalada ku yaalla. Roobabkan ayaa sidoo kale waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Socodka Dadweynaha Iyo Gaadiidka Ee B/weyne Oo Dib u Bilowday Labo Todobaad kadib waxaa dib u bilowday isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee magaalada B/weyne, kadib xurguf soo kala dhexgashay beello wada deggan magaaladaasi. Guddoomiyaha magaalada B/weyne, Maxamed Cismaan Qallaafow…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo La Wareegtay Maamulka Haamaha Shidaalka Ee Berbera Xukumadda Somaliland ayaa la wareegtay Paakinnada gaadiidka la dhigto ee garoonka diyaaradaha Magaalada Hargeysa iyo Haamaha shidaalka ee Berbera, kuwaasi oo markii hore gacanta ugu jiray shirkado gaar loo leeyahay.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikh Nololeedka Golaha Dhaqaalaha Qaranka Waxaa maanta Muqdisho lagu daah-furay golaha dhaqaalaha qaranka oo madaxweyne Farmaajo uu Dekareeto ku magacaabay July 12, 2018. Kooxdan waxaa ay dawladda Soomaaliya kala talin-doonta arrimaha dhaqaalaha dalka iyada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare oo Booqday Iskuulka“Maandeeq Academy” Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Aqalka Sare Senator Abshir Maxamed Axmed ayaa maanta booqday Iskuul-ka “Maandeeq Academy”, waa iskuul uu muddo ka hor ka hirgeliyay magaalada Caadaado si ay wax ugu bartaan caruurta dadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Koonfurta Iyo Bartamaha Soomaaliya Lagama Aqoonsana Hargeysa. Ku dhawaad 600 oo qoys oo ku nool kaamka barakacayaasha ee Istanbul2 ee magaalada Hargeysa ayaa cabasho xooggan ka muujiyay nolosha ay ku haystaan halkaasi, iyagoo sheegay in aanay haysan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Eedeynta Foreign Policy Warbixin talaadadii hore lagu daabacay majaladda Mareykanka laga leeyahay ee Foreign Policy, loogana hadlay arrimo ku saabsan in Al-shabaab adeegsato shirkadda iyo is-dhageysiga ayaa waxa ay shirkadda Hormuud ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo Beeniyey In Khilaaf Uu Kala Dhaxeeyo Maamulka B/weyne Maamulka gobolka gobolka Hiiraan ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay warar maalmahan dambe ay hadalhayeen bulshada gobolkaasi, kuwaasi oo ahaa in khilaaf uu kala dhaxeeyo maamulka magaalada B/weyne. Guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidleyda Galmudug Oo Ka Cabanaya Isbaarooyin Lacago Looga Qaado Gaadiidleyda isticmaasha wadada laamiga ah ee isku xirta Gelinsoor iyo Bandiiradley oo ka kala tirsan gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa cabasho ka ah isbaarooyin xad dhaaf ah oo wadadaasi ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Garsooreyaasha Maxkamadda Sare Ee Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaasha Maxkmadda Sare ee dalka, ka dib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf Axmed.…